Hargeysa (SBN):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa

oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu kaga Hadley xuska maalinta 18 May

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu ka Hadley gudida uu Madaxweyne Siilanyo u saaray taakulenyta iyo uruurinta dhaqaale dib loogu kaabayo dadka ay abaaruhu ku dhufteen , waxaana uu afhayeenku ku baaqay in la sameeyo guddi madax banaan oo baadhis ku sameysa dhaqaalaha la soo uruuriyo

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews