Hargeysa (SBN):- Fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa waxaa ay habeenkii xalay ahaa madal uu madaxweyne Siilanyo goob joog ka ahaa waxaa ay ka qadeen hees qiiro badan leh oo ka turjumeysa abaarihii xumaa ee ku dhuftey shacbiga reer Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Heestan

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews