Moqdisho (SBN):- Madaxweynaha Somaliya Muddane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey sawir uu xafiiska sudhey kaas oo ah madaxweynihii ugu horeeyey ee dalka Somliya Aadan Cabdule Cismaan Aadan Cade

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook