CIRRO wuu shirqoolayaa MAKAAHIIL muuse biixina waddo qaldan ayuu socdaaa in loo dhexeeyo dad uu cod ka doonaayana maaha, aniguna waan ka baxay xisbiga WADANI waxaanan galayaa KULMIYE ,cabdirashiid xasan mataana waxaan leehay mowqifkaaga cadee.
aad iyo aad ayaan ula yaabay aragtida daciifka ee CIRRO ma gadabuursibaa maxaa isaga ka galay gadabuursi midaysan, waxaan la yaabanahay waxan uu raadiyo beelaha cadaystay inay KULMIYE yihiin ma qool xisaabtan la,aan ayuu ugu jiraa makaahiil mase is waydiiyey wuxuu kaga duwanyahay muuse biixigan na daba jajabaya ee sixi kari la,a khaladaad uu ka galay guud ahaan beesha makaahiil oo aanu isagu weliba toos u gaysan micnuhu maaha in makaahiil doonaayo inaanu kula midoobin xisbi beelaha kulmiye taageera ee micnuhu waxaa weeyi inuu makaahiil helo xuquuqdiisa meel uu joogaba .
aragti daciifa ayaan u arkaa aragtida cirro wato ee odhanaysa beelaha samaroon dhamaantood waa inay wadani taageeraan hana isku tanaasulaan,bal muxuu u odhani waayey markuu gudoomiyaha wakiilada ahaa beesha makaahiil ha loo tanaasulo waxaasi waa shirqool uu rabo inuu markale makaahiil lumiyo xuquuqdiisa laakiin anagu u qarin mayno shirqoolkaasi beeshayada, cidkasta oo kula socotaana iyadaa soo bixi doonta dalkani dhibaatooyin badan ayaa nagy soo gaadhay oo aanu qarsanay waxaa xusid mudan in wadani hoosta uga daloolo kulmiyaha bari oo sidii kubad ciyaartooy xarfaan ahi wataan la isku kaaya celceliyey markaan xuquuqdayada ka doonano kulmiye waxaa lanagu odhan jiray UDUB ayaad ahaydeen markaan wadani ka doonana waxaa u kas la noo ag wadaa xulafada kulmiye maxaa loo jeedaa waa mu,aamarad kulmiyaha bari iyo wadani ka midaysan yihiin habeen iyo dharaar shirar hoose ayaa lagula jiraa beelaha kulmiye cadaystay, maxaa la nooga qarinayaa marba xoghaye aanan wax shaqo ah qaban ayaa loo magacaabaa si ay masiirkayaga hogaan ugu qaadaan maxaan ku odhan karnaa dadweynahayaga u ooman helida xuquuqahooga muxuu aniga hada maxamed cali igala soo hadli ha la sheekaysto cirrahan shirqoolka wada ee uu horkacaayo saaxiib maxamed caliyoow way dhamaatay siyaasiyiin fadhiida oo aan daba fadhino, aniga imaad keenin xisbiga ee amaanka iigu dadaal xisbigii aad musharaxa ka ahayd waan kuu daayey.
docda kale mudane carashiid xasan mataan waxaan leehay dib la isku afduubi maayee mowqifkaaga cadee halka aan muuse biixina ka leehay seedi waddo qaldan ayaad socotaa mana aha in adiga iyo cidkasta oo aad cod uga baahantahay la idiin dhaxeeyo albaabadaadu ha furaadaan kuwa kula joogaana haddii ay kugula joogaan yaanay kuwaas aad codka ka helaysaa noo iman adiga ayey kuu taalaa inaad aqbasho iyo inaad diido .
gabanka xirsi gaabna waxaan leehay nagu afduubi maysid xisbi ay xuquuqahayaga qaataan dad aan nala hedlan ama shaqaysanin waan kaaga tegnay ee bye bye

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook