Laascaanood (SBN):- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saaka ka anba baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka dib muddo saddex habeen ah oo uu ku sugnaa

Gudoomiyaha ayaa u baxay dhinaca deeganada Waqooyiga gobalka Sool oo uu soo kormeeri doono qaabka ay kaadh qaadashadu uga socoto.

Sidoo kale Musharax Ciro ayaa ku sii jeeda gobalka Sanaag oo isna ay ka bilaabaey kaadh qeybintu

 

 
ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews