Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Oo Dhambaalkan Tacsida Soo Gaadhsiiyey Shabakada ayaa Waxa uu U Diray Eheladii Qaraabadii Iyo Shacabka S.land Ee Uu Ka Baxay Marxuum Prof.Samaroon Xaaji Cumar(Dr.Zaam) Oo Lagu Aasay Magaalada Borama

Musharaxu Waa Uu Marxuumku Ku Tilmaamay In uu ahaa khamiir aqoon dheer leh,Daacadnimo leh iyo Waayo-aragnimo dheer Leh Isla Markaana Dadka Si Wanaagsan Ula Dhaqmi Jiray Waxa Uuna Ilahay Marxuumka Uga Baryey In Uu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Eheladii uu Ka Baxayna Uu Samir Iyo Imaan Ka Siiyo.

Inaali Laahi Wa Inaa ilehi Raajucuun:

 

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook