Hargeysa (SBN):- Suldaan Ladiif oo ka mid ah madax dhaqameekda beelaha Gabooye isla markaana hore u tageeri jiray xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa ayaa sheegay in uu iskaga baxay

Suldaankan ayaa waxaa uu sheegay in ay sabab u tahay in uu xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa uu tageeradii kala noqdo kadib markii uu cadaalad ka waayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

ku soo biir Subulahanews Newtwork ,waa cinwaankayaga facebook