INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, Bahda Subulaha news waxay shacabka somaliland iyo gaar ahaan qoyskii  waxay uga tacsiyeynayaan geerada naxdin taleh ee ku timid  marxuun xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle  oo ku geeriyooday dalka hindia,

Marxuunka Rabi qabri ha u nuuro umda somaliland samir iyo imaan ha ka siiyo , qoyskii u ka baxay rabi samir wehel ha uga yeelo .. Amiin

 

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews