waan la yaabay CIRRO oo jacaylku u taqaano QOSOL DUMARE wuxuu doonayaa inuu isku afduubo rabitaanka kala duwan ee shacabweynaha oodwadaagata ah ee gabilay iyo awdal ma aragtaan qisaduna ma u egtahay markii lagu awro kacsanaayey reer gabiley laguna lahaa anagaa reer awdal idinka dhicin doona, yaanan butaacine ballo way danbaysaa sababta uu dhisi laayahay haykalada goboladu waa inuu xisbigani ka qaab dhismeed duwanyahay kuwii hore isla markaana waxbadan oo aanan is qabanayn isku marduufay halkan weli waxaa degmada boorama haysata beel ka duday xisbiga oo ka baxday weli kuwii ayuu u gacan haadinayaa mana cadaanaayo iyaguna ma cadaanayaan walee macal cune muuqan doone dhamaan dadka maalintii dhowayd isku soo baxa waday waxay ahaayeen dad si uun ugu sidkan qoyska max’d amuume, dadka xisbiga soo galay tayadooda ka sokow waxay iskugu jireen dad dumaro ay qabaan soo kaakiciyeen kuwo abti lagu soo kiciyey iyo kuwo xulafo hoose ayaan ahayn lagu soo kiciyey, dadyahow inaba maad ogtihiin wuxuu xisbigu uga dan lahaa guddi hawleedyadii la hakiyey waa si aanay goboladu iskula xisaabtamin guddi hawleedyadii la hakiyey waxaa gadabuursiga gabiley u metelaysay ina cabdi raxmaan warfaa oo u dhaxday janaraal jidhif bal daya kulmiye ayuu ku kicinaayey gadabuursiga oo uu ku odhan jiray gabilay waxba idiinkama ogola ee bal muxuu siiyey khaladaadkaas iyo isku xoqaas iyo kala xoqaas ayaan iskula miyir diidanay WADANI OO AAN U AQAANO XISBIGII GOD KHIYAAMO LA SOCDA QAYBO DANBE OO FALAANQAYN AH

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews