Borama(SBN)Beelaha reer Axmed yoonis ee Jibriil yoonis ayaa xalay xaflad aad loo soo agaasimay ku qabsaday Rays hotel ee magaalada Borama , xafladaasi oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiro hordhaca anagoo idinla wadaagi doona , qudbadaha iyo hadalada goobtaasi laga jeediyey.


subulaha News

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews