Borama(SBN)Xildhbaan Axmed Diiriye Nac nac ayaa maanta sheegay inuu iska casilay xisbiga KULMIYE sheegayn inuu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI isagoo sheegay xisbi gabal kiisu sii dhacaayo , waxaa u si aad u dhaliilay musharax xisbiga KULMIYE

ku soo biir Subulaha news network..facebook/subulahanews