Subulaha News Network
  Borama
  • Home
  • Contact us
  • Hambalyo
  • Hillaac Newspaper
  • Radio
  • Sport
  • Suugaan
  • Tv
You are here : Subulaha News Network » Hambalyo
  • Barnaamiyada Cusub
    • FADHIGA SUBULAHA (483)
  • RSS Ka Bogo Warakii BBC somali
    • Maraykanka oo la hadlaya Taalibaan
    • Maraykanka oo la hadlaya Taalibaan
    • Britain oo baarayso inay dad ka dhinteen
    • Burcad badeedda Soomaaliya oo laga batay
    • Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka G8
    • Xasan Ruuxaani waa nin caynkee ah?
    • Iran oo madaxweyne cusub yeelatay
    • Xisbullah oo ku biiray dagaalka Suuriya
    • Maraykanka oo hubaynaya mucaaradka
    • Itoobiya oo ka baxday heshiiskii Niilka

Hambalyo


130 Responses to “Hambalyo”

  1. saki says:
    12/01/2012 at 10:29 pm
     

    anogoo aha familka wiilka maxamed ciise xirsi
    hooyo madiina cabdilaahi
    farxiya ciise xirsi iyo seygeeda
    najax ciise xirsi iyo marwadiisa
    dhamaan abtiyadiis iyo habayarihii u hanbalyeyneyno arooska
    hooyo aamina,aabo cali cilmi balack
    cabdisalan cali cilmi
    cabdraxmaan cali cilmi
    cabdi baskid cali cilmi
    dhamaan reer cali cilmi iyo qaraabadiisu waxaa ay tahniyad aroos u dirayaan arooska iyo aroosada

    MUDANAHA MAXAMED CIISE XIRSI IYO MUNA CALI CILMI(black)

    oo meherkoodu ka dhacay magaalada borama horel rays waxaan leenahay kii lagu farxo ubad kheyr qaba kala hela

  2. nimcaan says:
    20/03/2012 at 4:11 pm
     

    waxaan hanbalyo udirayaa walaashay iyo wlaalkay mrs muna xali cilmi iyo maxamaed ciise waxaan leehay ku wii isku waara ubad khayr qaba kal ahela amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  3. maxamuud foosi says:
    17/04/2012 at 4:19 pm
     

    waxan halkan hanbalyo balaadhan uga diraya bahwaynta reer aw bash bash meelkasta ay joogan .. waxan idin leeyahay alaha niga dhigo kuwi dalkooda iyo diintooda anfaca …

  4. Muktar Nadif says:
    21/04/2012 at 4:02 pm
     

    Hanbalyo Meher

    Hanbalyo. Boqor Husein Haamud iyo Boqorada Idlysima Ahmed

    Oo Uu Meherkoodu Kadhacay Magalada Barakeysan Ee Suadi Arbia
    Ee Habeenimadii Jimce Oo Ay Tarikhdu Ahayd 21/04/2012

    Waxaa Halkan Hanbalyo Iyo Bogaadin Uga Diraynaa Labada Lamaane Ee Idil Ahmed Muhumed

    Iyo husein Haamud Waxanan Leenahay Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
    Waxanan Iniigu Ducaynayaa Bash Bash Iyo Barwaaqo Walaalayaal

    Aamiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    Waxana Hanbelyo Udiraya Anaga Oo Ah
    1,Muktar Nadif Yousuf
    2,Liiban Mohmed Barkhad Miigane Xamaal
    3,Xaaji
    4,abdikarim
    5,nuur barsho
    6,Deeq ibraahim

    Dhamaan Waxaan UGu Ducaynaynaa Inuu Ilahay Isku Barkeeyo
    Aamiiiiiin Aamiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiin

Trackbacks/Pingbacks

  1. polo ralph lauren
  2. ประเทศไทย
  • Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
  • QAAR KAMIDA DUQYDA IYO SHUYUUKHDA ADAL

    Powered by WP Bannerize

  • Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
  • Blue Sky Digital Borama
    Blue Sky Digital

    Powered by WP Bannerize

  • Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
  • Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
  • Boorama Waa Balad kalgacal
  • Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
  • CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
  • Ciyaarta Sayliciga Part Two
  • Ciyaarta Sayliciga part one
  • XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON

  • Follow us on facebook
Nagala soo Xidhiidh oo Nag Soo Wacan Skype Me™!
Ku Soo biir Boga http://www.facebook.com/Subulahaa
Copyright © 2013.. Subulahanews All Rights Reserved.