Xadhigaygii Iyo Wixii Aan Kala Kulmay .By Aqoonyahan Jaamac Jiir
May 12th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Aniga oo ah Jaamac Cilmi Jiir Ahna Muwaadin Reer Somaliland ah aan ku Mutaystay Xidhig iyo Ganaax Mudo ku Dhaw laba biloodFikirkayga oo aan Cabiray awgeed ,taas oo qof ...
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, TACSI KU SOCOTA REER MIICAAD ALAALE
May 9th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Bahda Subulaha news meel kastoy joogaan waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaa, Qoyska Reer Miicaad allale oo hooyadood ku geeriyootay Magaalada Borama. wax tacsidan si gaara u gaadhsiinayaa Maxamed Micaad Alaale ...
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN…GEERI NAXDILEH OO KU TIMID HOOYO.
May 9th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Dhamaan jaaliyada gobolada AWDAL, SALAL IYO GABILAY ee ku dhaqan dalka switzerland waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayan qoyska,
Reer Meecaad Allaale Samatar oo hooyadood Maryan Kaamil Warfaa ku xijaabatay ...
TACSI TIIRAANYO LEH XILDHIBAAN AXMED MAXAMED MAXAMUUD (AFWAYNE) BY: CABDIRASHID XASAN MATAAN
May 9th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
WAXAAN HALKAN TACSI TIIRAAYO LEH UGA GUDBINAYAA DHAMMAANBA QOYSKIISII BALLAADHNAA, ASXAABTII, EHELADII & GUUD AHAAN SHACABKA S/LAND, GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI XILDHIBAAN AXMED MAXAMED MAXAMUUD (AFWYNE) OO ...
Hambalyo. Hambalyo…Hambalyo.. Dhamaan qoyska Reer Dauud Qalinle Fahiye iyo Asxaabtooda qaliga waxay hambalyo Aroos udirayaan
May 9th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Hambalyo. Hambalyo...Hambalyo.. Dhamaan qoyska Reer Dauud Qalinle Fahiye iyo Asxaabtooda qaliga waxay hambalyo Aroos udirayaan Boqor: DAHIR C/LAHI CILMI IYO Boqor NICIIMA MUUSE DAHIR oo saaka meherkoodu ka dhacay, masjidul ...
Taxanaha GUUL iyo Guul Darro Gaadhi Wada Saaran..Qaybtii 2aad: Waa Maan Gurracan iyo Garasho Jaan
May 8th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Qalinkii: Axmed xaaji Cabdillaahi Rooraaye.
Qormaddii hore waxaynu aad ugu luuqaynay Dhulkeena Nimcaa Fadhida (Guulihii Xukuumaddu gaadhay), Qormadanse maanta aan qalinka u qaatay waxaynu si mug leh ugaga boganaynaa Guul-darrooyinkii ...
Taxanaha Sooyaalkii Ururadda Dhallinyaradda Gobolka Awdal, Qormaddii 28aad. Qoraaga Abdirisaq Mohamed Barkhad
May 8th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Naadiga Rajo waxa uu ka mid yahay naadiyada ka shaqeeya kobcinta akhriska iyo qoraalka amma soo bandhigida aqoonta qeybaheeda kala duwan kuwaas oo ka dhisan degmada Borama ee gobolka Awdal ...
Hambalyo..Hambalyo.. Dhamaan Shaqalaha Xawaalada Camuud Express waxay hambalyo udirayaan Maareeyaha Xawalada ee Gobolada Somaliland Boqor: Calijawhar Cismaan Cumar & Boqorada: Hodan Cabdi Cabdillahi
May 3rd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Hambalyo..Hambalyo.. Hambalyo.
Dhamaan Maamulka, Saamiilayaasha, iyo Shaqalaha Xawaalada Camuud waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin udirayaan udirayaan Maareeyaha Xawalada Camuud Express ee Gobolada Somaliland Boqor: Calijawhar Cismaan Cumar & ...
Hambalyo Meher oo Ku Socota Mudane. Siciid Muuse Axmed iyo Marwo. Xaawa Yuusuf Dugsiiye
May 3rd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Dhamaan Bahda Blue sky Borama waxay hamblyo kal iyo laaab ah u diryaan Walaalkayo Boqor Siciid Muuse Axmed iyo Walaashayo Boqorada Xaawa Yuusuf Dugsiiyey oo Xaflada Meherkoodu ka dhacay Hotel ...
Sadex-Jirsiga soo dhaw ee Xukuumadeena Dulmiye Dumiye ee Dabo rogan maxaa lagu-xusuusan karaa??
May 1st, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Sadex-Jirsiga soo dhaw ee Xukuumadeena Dulmiye Dumiye ee Dabo rogan maxaa lagu-xusuusan karaa??
Waxaa Dastuurka Qaranka Somaliland uu Damaanad Qaadayaa in Muwaadin kasta oo Somalilander ahi in uu qaab-kasta oo uu ...
WAXA AN HANBALYO KAL IYO LABA U DIRAY NAA BOQOR RAAGE BARKHAD IYO BOQORAD MULKI AXMED MUUMIN
April 29th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Waxa an hanbalyo kal iyo laba u dirayaa arooska ka dhacay manta magalda Borama ee ah KING Raage Barkhad iyo gabadha an abtiga an u ahay QUEEN Mulki Ahmed ...
Somaliland May Soon Become a Recognized Country.by Aman H.D. Obsiye
April 27th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Introduction
The Republic of Somaliland re-declared its independence on May 18th, 1991, therefore removing itself from Somalia proper. I say re-declared its independence because on June 26th, 1960 it initially gained ...
Announcement: USN-UK support group demonstration at London in May against IOG
April 27th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
USN-UK support group, Friend of Djibouti and various NGOs would like to invite you in joining us to protest outside Lancaster House where the despotic and undemocratic Djibouti’s president will ...
Ogaysiis.Ku Socda Bulshada Adal ee Deeganka Djibouti ee ku Nool Qurbaha.
April 25th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacabwaynaha Reer Djibouti ee ka soo jeeda bulshada ADAL jibuuti ee ku nool dalkan Uk iyo qaarada yurub in la qaban doono banaanbax lagaga soo ...
Qiso dhab ah: Naxdinta iyo Murugada labo Muhaajir oo ka tagay Borama ilaa Liibiya..
April 24th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Qisadii Labadii Muhaajir ee ka tagay Borama .. Libaan iyo Ladan : Qisadan waxa iiga waramay wiilka magaciisa kusoo gaabshay Liibaan oo ay qisadani ku dhacday. Aniga oo ah Maxamuud ...
THE TRIANGLE FORMULA FOR REMAKING SOMALIA.By Mohamed MOUSA
April 23rd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
The drama of power struggle in Somalia is unfolding. Nowadays, the International Communities are giving support to the new Somali Government, headed by President Hassan of Hawiye tribe. Negotiations are ...
Qadiyaddii Somaliland ma kaftan bay noqotay?
April 23rd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Waxaan Caawa ka daawaday cajalad lagu muujinaayo xaflad lagu qabtay London oo lagu magacaabay Awdal4Somaliya. Maxfalkaa oo dad badan ka soo qaybgaleen isla markaana lagu casuumay nin cadaan ah oo ...
Gabay::Tix Gabay Ah Oo Jawaab U Ah Gabaygii Uu Dhawaan Tiriyay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi, Qalinkii Muxumad Siciid Cilmi (Muude)
April 22nd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Gabaygani maaha jawaab balse waxa uu dhanka runta ah u rogayaa gabaygii uu xirsi tiriyay ee magaciisu ahaa DIGNIIN gabaygaas oo uu si u mariyay isagu ayaa markii aan dhagaystay ...
TACSI , Tiiraanyo leh,oo Ku Socta Qoyskii iyo Qaraabadi uu Kabaxay DR CUMAR CUSMAN RABBE
April 22nd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
WAXAAN HALKAN TACSI TIIRAAYO LEH UGA GUDBINAYAA QOYSKII IYO DHAMMAANBA EHELADII UU KA BAXAY AQOONYAHAN SHEEKH CUMAR CUSMAAN RAABI, WAXAANAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA INUU KA WARAABIYO JANNATUL FIRDOWSA, DHAMMAANTEENA INAGA SIIYO ...
Siilanyo Iyo Xirsi-Gaab Oo Qurbaha Ka Abaabuley Koox Budhcad Beeleed Ah Oo Ugaadhsata Muwaadiniinta Dhaliila Maamul Xumida Xukuumadiisa.
April 22nd, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Siilanyo Iyo Xirsi-Gaab Oo Qurbaha Ka Abaabuley Koox Budhcad Beeleed Ah Oo Ugaadhsata Muwaadiniinta Dhaliila Maamul Xumida Xukuumadiisa.
Waxaa sanadihii ugu danbeeyey ka dilaacay qaarada Europe kooxo budhcad beeleed ah oo ...
Dadka reer Somaliland horta ha is aqoonsadaan
April 21st, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Hordhaca qoraalkaygu waxa wuu ku qotomaa hadalka ama hawraarta ah horta Somaliland dadkeedu ha is aqoonsado ?
Hadal waa margi ayay hore Soomalidu ugu maah maahday .
Qofwalibana sibuu u hiigtaa ama ...
Amoud Foundation: Condolences To the Family of DR OMER OSMAN RABBEH
April 20th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
The Amoud Foundation Board, staff, and volunteers are sending their condolences to the family of Dr. Omar Osman Rabi and to the Somali Umma at large on whose behalf he ...
TACSI TIIRANYO LEH .INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Geerida ku timdi Docor Cumar Cismaan Raabe
April 17th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Ottawa 17/April/2013
Tacsi: Doctor Cumar Cismaan RABEE oo ku Geeriyooday maantaa 17/April/2013 Magaalada Qahira ee Masar
Inaa lilaahi wa inaa ilahayhi raajicuun
Tacsi Tiiraanyo leh oo ay dirayaan dhamaan Shaqaalaha Soomalida ee reer ...
INAA LILAAHI WA INA ILEYHI RAAJICUUN TACSI KU SOCTA QOYSKII DR CUMAR CISMAAN RAABE
April 17th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
INNAA LILAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN,Dhamaan Ummada Reer Jibuuti Gaar ahaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Omar Osman Raabi oo maanta ku geriyoday Magalada Qahira ee dalka Masar Marxuunka aya ...
We (Minnesota Community) are deeply shocked and saddened to learn about the sad death of our brother Dr. Omar Osman Rabeh
April 17th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
We (Minnesota Community) are deeply shocked and saddened to learn about the sad death of our brother Dr. Omar Osman Rabeh. In this moment of grief, we express our heart-felt condolences to the bereaved family, ...
Tacsiyo Tiiraanyo leh, Geerida ku timid Dr. Omar Osman Rabeh
April 17th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN..
HAWL WADEENADA SUBULAHA NEWS WAXAY TACIS TIIRANYO LEH U DIRAYAAN DHAMAAN UMADA REER ADAL MEEL KASTOY JOOGAAN GAAR AHAAN QOYSKII IYO QARAABADII U KA BAXAY ...
Riyadii iyo socdaalkii xoriyadda Somaliland iyo rajo xumida xiliga Siilaanyo
April 17th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Bi-ma-shii-atillaahi -tacallah- Wa- hifdihi doonidii iyo socdaalkii ka midha dhalinta Somaliland hor ah waxay soo bilaabantay badhtamihii qarnigii labaatanaad ee miilaadiga.
Haddaba sida in badan ogtahay waxay riyadaasi ama socdaalkaasi dhaboobay ...
Heshiiska Ankara Waa Seef Laba Af Leh . Qalinkii: Maxamed Cali Mooge.
April 15th, 2013 | FADHIGA SUBULAHA | No Comment
Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh marka u horeysa ,marka xigta waxaan rabaa inaa si koonan u dul maro heshiiskii 7da qodob ahaa ee ee ay kala saxeexdeen labada ...
