Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Hadlay Diyaaradii Hawadda Somaliland Laga Celiyay…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed C/laahi Cumar, ayaa maanta xog-waran ka bixiyey diyaaradii ay xukuumadda Somaliland ka celisay Hawadeeda maalintii shalay, loona diiday inay ku soo degto Garoonka ...
Ururka Samafalka Ee mays Charity Organization Oo Mashriic Kale Duwan Ka Fuliyey Deg.Harowo Oo Ku Guulaystay In Ay Masjid Ka Hir Galiyaan Deg.Dharwanaaje+Imamka Masjidkaas Oo Ka Warbixiyey Xaga Ay Hawshu Marayso(Hot Video)
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Ururka Samafalka Ee mays Charity Organization Oo Mashriic Kale Duwan Ka Fuliyey Deg.Harowo Oo Ku Guulaystay In Ay Masjid Ka Hir Galiyaan Deg.Dharwanaaje+Imamka Masjidkaas Oo Ka Warbixiyey Xaga Ay Hawshu ...
“Halkan Ka Daawo Barnaamuj Gaar Ah Oo Aan Idiinka Diyaarinay Booqashadii Prof Axmed Ismaaciil Samatar Uu Ku Tagay Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag+Full Video..
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
“Halkan Ka Daawo Barnaamuj Gaar Ah Oo Aan Idiinka Diyaarinay Booqashadii Prof Axmed Ismaaciil Samatar Uu Ku Tagay Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag+Full Video..
Wafti Uu Hagaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Ururka Samafalka Ee Mays Chariry Organization Oo Si Weyn loogu Soo Dhawayey Deg.Dharwanaaje…(Qaybtii Koowaad)
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Wafti Uu Hagaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Ururka Samafalka Ee Mays Chariry Organization Oo Si Weyn loogu Soo Dhawayey Deg.Dharwanaaje…(Qaybtii Koowaad)
...
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Taliyay In La Abuuro Xeer Lagu Joojinayo Tahriibka Faraha Ka Sii Baxaya Ee Ka Socda Somaliland…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shalay war-bixin dhinacyo badan taabanaysay ka dhageystay guddida arimaha bulshada ee Golahaasi, waxayna markaa ka dib xildhibaanadu war-bixintaasi ka dhiibteen fikrado la xidhiidha sidii waxqabad loogu ...
Halkan Ka Daawo…Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Samafalka Ee Mays Charity Organization Oo Deeq Buuga Gaadhsiiyey Dugsiga Sare Ee Dharwanaaje…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Samafalka Ee Mays Charity Organization Oo Deeq Buuga Gaadhsiiyey Dugsiga Sare Ee Dharwanaaje...
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND..
Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Wax Ka Qabashada Shaqaaqooyinka Soo Noqnoqonaya Ee Degaanka Xariirad Ee Gobolka Selel+Video..
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Wax Ka Qabashada Shaqaaqooyinka Soo Noqnoqonaya Ee Degaanka Xariirad Ee Gobolka Selel+Video..
SUBULAHANEWS DESK...
Laamaha UK Ee Kulmiye Oo Kulan Soo Dhaweyn Ah Ku Qaabilay Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbigooda…..
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Shir ay soo agaasintay laanta waqooyiga London ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, isla markaana ay u qabatay gudoomiye ku-xigeegnka koowaad ee xisbigaas Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka qabsoomay ...
Gabadhii Xalay Lagu Dilay Magaaladda Hargaysa Oo Sii Kordhisay Tirada Dadka La Dilay Todobaadkan Ee Aan Cidna Loo Qaban, Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ku Mashquulsan Arrimo Kale…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Gabadhii xalay lagu khaarajiyay Xaafadda Jig-jiga yar ee Magaaladda Hargysa, ayaan ilaa hadda cidna loo qaban. Gabadhan xalay lagu dilay Xaafadda Jig-jiga yar oo lagu magacaabi jiray Cawo Qaasim Walan-Wal, ...
Masar Iyo Ethiopia Oo Heshiis Ka Gaadhay Xiisada Biyo-Xidheenka Ethiopia Ka Dhisayso Blue Nile-Ka…..
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Ethiopia iyo Masar ayaa waxa ay isku waafaqeen inay sii wadaan wada hadalo ku saabsaan saamaynta uu yeelan karo Biyo xidheenka Ethiopia ka dhisayso webiga Blue Nile-ka si dhulka loo ...
Baarlamaanka Somalia oo ka Qaybgalaya 20-sano Kaddib shirka ACP-EU oo Magaalada Brussels ka furmay…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay 20-sano kaddib ka qaybgalaya shirka ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ay ku taallo xarunta Midowga Yurub.
Wafdiga ...
Bogaadin Deegaanka Saylac Iyo Baaq Ku Socda Xukuumada By C/Rashid Xasan Mataan…..
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac, waa wax aad loogu farxo waanan ku hambalyaynayaa isu soo noqoshada ay isu soonoqdeen garteenna in ay gutaan waajibaadka ...
Guddoomiyaha DAWAN Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Guddoomiye Ku Xigeenka Waddani…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Guddoomiyaha Wargeysyada DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid) ayaa maanta jawaab kulul ka bixiyay hadalo dhawaan ka soo yeedhay guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed, ...
Guddoonka Jaamacadda Hargeysa Oo Iclaamiyay Xiliga Ardaydu U fadhiisanayso Imtixaankii Jaamacadda…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Guddoonka Jaamacadda Hargaysa ayaa maanta ku dhawaaqay in Ardayda Jaaamacaddu ay imtixaanka u fadhiisan doonaan maalinta Sabtida ah ee 22-ka bishan June.
Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Hargaysa Maxamed Cali Dhuux oo ...
Madax-Dhaqameedka Saraar Oo Xukuumadda Ku Bogaadiyay Sahaminta Shiidaalka…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Qaar ka mid ah Salaadiinta, cuqaasha, odayaasha, madax-dhaqameedka iyo waxgaradka gobolka Saraar ayaa jawaab ka bixiyay hadalo dhawaan ka soo yeedhay xubno sheegtay in ay yihiin odayaasha deegaankaasi isla markaana ...
Halkan ka Daawo Barnaamij Xiiso badan oo Idinka Soo Diyaarinay Daarul xikma fitaxfiidi quraan kariim…
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Halkan ka Daawo Barnaamij Xiiso badan oo Idinka Soo Diyaarinay Daarul xikma fitaxfiidi quraan kariim...
SUBULAHANEWS.COM
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Cambaareeyay Dil Habeen hore ka dhacay Xariirad
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax ayaa socdaal ku tagey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ...
Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
ashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku dhisayo sodon iyo sadax iskuul muda sanad ah oo qeyb ka aha mashaariic horumarineed oo ururka fulinayo islamarkaana ay maal galieyso doowlada ...
Xarakada Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Xarunta UNDP ay ku leedahay Magaalada Muqdisho
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay inay mas’uul ka tahay weerarka lagu qaaday xarunta hay’adda horumarinta QM ee UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo sarkaal u hadlay uu sheegay inay weerarka qaadeen ...
Suicide bomber, gunmen attack U.N. office in Somalia
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
suicide bomber and several gunmen attacked a United Nations compound in the Somali capital Mogadishu on Wednesday, police and witnesses said, in a strike that bore the hallmarks of al ...
DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho
June 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa sawirradda shirweynaha qaran ee looga hadlayo waxbarashada dalkeena soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho
...
SONYO Oo ka Walaac san Tahriibka Da’yarta S/Land Ee Sii Kordhaya, Qaylo-Dhaan-Na U Dirtay Xukuumadda, Waalidiinta Iyo Bulshadda S/Land…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee Jamhuuriyada Soomaaliland ee SONYO ayaa wal-wal iyo walaac xoogleh ka muujisay Tahriibta da’yarta dalku ay ku le’deen oo gaadhay halkii ugu saraysay ee abid ka ...
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kal Fadhigii Maanta Ku Ansaxiyey Xeerka Maamuska Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xildhibaanadu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeerka maamuuska Madaxweynaha, Madaxweyne ku ...
Halkan Ka Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Halkan Ka Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland...
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND...
Xulka Hawd Oo Markii Labaad U soo Baxay Ciyaarta kama Dambaysta Tartanka Goboladda Ka Dib Markii 1:0 Kaga Adkaatay Xulka Daad Madheedh…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Xulka kubadda cagta Gobolka Hawd ayaa u soo baxay ciyaarta kama dambaysta tartanka ciyaaraha goboladda dalka ee ka socda garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium ka dib markii ay 1-0 ...
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Xukuumadda Somaliland Iyo Ururkii XAQSOOR….
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa guul ku tilmaamay heshiis iyo is-af-garad xalay dhex maray xukuumadda Somaliland Iyo Urur siyaasadeedkii XAQSOOR ee lagaga badiyay tartankii doorashooyinka ...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “SAYLICI” Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama….
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxwayne Ku Xigeenka qaranka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” ayaa goor barqadiiya soo gaadhay xarunta Gobolka Awdal ee Boorama,Madaxwayne ku xigeenka ayaa lagaga hortagay magaalada Goroycawl halkaas oo loo soo ...
Gabadh Abwaan Hadraawi Adeer U Yahay Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Hargeysa….
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa.ilaa hadana ma jirto cidloo hayo dilkaasi, hase yeeshee warar soo baxaya ayaa ...
