Somalia prepares for presidential elections(Press TV Video)
August 11th, 2012 | NEWS | No Comment
Somali capital Mogadishu witnessed mass demonstrations in welcoming the return of Mohammed Abdullahi Mohammed Farmajo, former Somali Prime Minister who is among the most influential presidential hopefuls set to challenge ...
Olympics-Athletics-Bolt, Farah quests highlight last night
August 11th, 2012 | NEWS | No Comment
LONDON (Subulahanews)-Usain Bolt's attempt to win a sixth sprint gold medal in two Olympics as part of Jamaica's 4x100 metres relay team will be the climax of the last night ...
Dagaal Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Al-shababa ku dhexmarya deeganka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho
August 11th, 2012 | NEWS | No Comment
London(Subulahanews)-Ugu yaraan shan ruux oo ka mid ah dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhintay dagaal muddo kooban socday oo ciidamada DKMG ah iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray xalay deegaanka Ceelasha biyaha ...
Xagla toosiye oo shalay Mandheera ku soo tirsaday Maxaabiista Beeshiisa iyo Ciidamada Qaranka ee Jiida Buuhoodle oo maanta dib loo soo rarayo
August 11th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargeysa (Subulahanews)-Hogaamiyihii Maleeshiyadda SSC Dr: Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo fulinaya mid ka mid ah ayay isaga iyo Saraakiil ka tirsan Xukuumaddu shalay guda galeen siduu uu ula wareegi lahaa ...
Raysal Wasaarihii hore ee Somaliya Farmaajo oo Amisom Gurigiisa xalay kala baxday
Muqdisho (Subulahanews)–Warar aanu ka helnay Muqdisho ayaa sheegaya in Saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM ay gurigiisa kala baxeeyeen Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo
AMISOM ayaa Faramajao u ...
Ururka Tol Leader ship oo lacagdhan 3000 oo dollar gudoonsiiyay gudiga uruurinta iyo qaybinta tabarucadka goboladala awdal iyo salal (Sawiro)
August 11th, 2012 | NEWS | No Comment
Caawaayaawaxaadeeqlacag ah oo ay soouruurinyeeTol leadership waxa ay gudoonsiiyeengudigauruurintaiyoqaybintaabaarahagoboladaawdaliyosalallagactaasoo ah mid qaadhaan ah ookatimidaycharitygalagumagacaaboTol leadership kuwaasoo ah aqoonyahankaiyodhalinyaradakasoojeedagoboladaawdaliyosalal.
Bixintalacagtanayaawaxaa loo soowakiishayaqoonyahanAbiibxaamudjibriiliyoDr.CilmimaxamedNuurKuwaasoosihabsami ah uguwareejiyaylacagtaas loo soowakiishay.
Gudigaaruurintaiyoqayntintataburucaadkaabaarahaayaawaxayka war bixiyeeenxaaladahadakajirtagoboladaawdaliyosalal, waxa kale oo ay ...
Tartankii Koobka Ramadaanta oo ay shalay ciyaar culusi ku dhex martay Kooxda Telesom & Kooxda Kulan Express (Sawiro)
August 11th, 2012 | NEWS | No Comment
Ciyaar aad iyo aad uu xiiso badan ayaa maanta galabti ku dhexmartay garoonka khayriyada ee magaalada boorama labada kooxood ee kala ah Kulan express VS telesom company.
Ciyaartan oo ahayd mid ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo amaanka Qaranka DKM oo sheegtay in hub ka dhigis lag bilaabay magaalada Muqdisho.
August 10th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo amaanka Qaranka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada amniga iyo Booliska AMISOM ay bilaabeen howlgalo ay hubka uga dhigayaan dadka hubka sharcidarada ah ku wata magaalada ...
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Haka Noqoto Waxbarasha Bilaashka Ah ee Dugsiyada Hoose
August 10th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargaysa(Subulahanews)Madaxda Afrika marka la soo doorto ee ay cusub yihiin intooda badan kama badbaadan in ay ku dhacan dabin ka ah doonista in ay si deg deg ah wax badan ...
UN Envoy Welcomes Presidential Decree, Security Council Hails Political Progress
August 10th, 2012 | NEWS | No Comment
The United Nations top political official for Somalia today welcomed a presidential decree on the Horn of Africa country's National Security and Stabilization Plan (NSSP), while the Security Council has ...
Hilibka Waraabaha ayaa Gobolka Jubada Hoose Kor u kacay cunidiisa iyo Iibkiisa Kadib markii Xoogaga Al shabaab ay Sheegeen In U Xalaal Yahay(Warbixin naxdinleh)
August 10th, 2012 | NEWS | No Comment
Kismaayo(Subulahanews)Kaddib markii maamulka Al-shabaab ee Jubbooyinka uu shaaca ka qaaday inuu xalaal yahay hilibka Waraabaha ayaa waxaa magaalada Kismaayo kusoo batay ugaarsiga iyo ka ganacsiga hilibka Waraabaha, arintaasoo fajac iyo ...
RW Gaas oo kulan deg-deg ah isugu yeeray taliyayaasha ciidanka
August 9th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)Raysul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidanka nabad-sugidda booliska iyo milateriga ee Soomaaliya.
Kulanka oo ay albaabadu u xiran yihiin ayaa ...
Shuruudaha Siilaanyo ka qablay Xaglatoosiye iyo 4 qodob hordhaca oo labada daraf ku heshiiyeen
Hargaysa(Subulahanews)Warar rasmiya oo ay Shebekeda Qaran-news ka soo gaadhey qasriga madaxtooyada ayaa xaqiijiyey in madaxweyne Siilaanyo shalay kulankii uu xafiiskiisa kula yeeshay hogaamiyaha jabhadii burburtay ee SSC. Saleebaan Ciise Axmed ...
Amina weris oo soo gurya noqotey iyo sababtay mudo dheer London u joogtay
Hargaysa(Subulahanews)Marwada Koowaad ee Somaliland Amina Weris Sheikh Maxamed Jirde ayaa la filayaa inay maanta soo gaadho dalka iyadoo ka soo kicitintay dalka Ingiriiska oo ay muddo bil iyo dheeraada ku ...
Guddiga Amniga Qaranka oo soo saaray go’aanno ku saabsan ammaanka dalka
August 9th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)Kulan ay guddiga amniga qaranka maanta ku yeesheen xarunta madaxtooyada oo uu shir guddoominayay madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa laga soo saarat go’aanno ku saabsan ammaanka dalka ...
Ma Dhabaa in Koox Dablay Ahi ay Qafaasheen 3 Baabuur Mucaawimo Siday Raashin Loo Waday Dadka Abaaruhu Ku Saameeyeen Tuuladda Cabdiqaadir Ee G/Awdal
August 9th, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)Koox dabley ah ayaa la sheegay inay deegaanka Dudub ee gobolka Awdal ku qafaasheen saddex baabuur oo WFP leedahay oo Raashin u siday dadka Abaaruhu ku haleeleen Tuulada Cabdi Qaadir ...
Kenya to lead strike on Somali militants.By William Wallis and Orla Ryan in London
African troops plan to launch an attack on a Somali Islamist base in the port of Kismayu next month in an attempt to hasten an end to the insurgency that ...
Bomb kills 8 Somali soldiers in Mogadishu-officials
MOGADISHU (Reuters) - At least eight Somali government troops were killed when a remote-controlled bomb hit their vehicle in Mogadishu, officials said on Thursday, highlighting lingering security risks less than ...
Sheekhul Baladka Sh.C/lahi Sh.Cali Jawhar & Mumin Jama Samale oo ka warbixiyey Mihimada Munasibadan Kulanka Asarda & Qurbajoogta (Daawo Video)
August 9th, 2012 | NEWS | No Comment
Wariye Sharbi yare
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Abuubakar Sh.Xusen (Shiine Dhere) kana mid ah gudida Asarda ayaa ka warbixiyey Hawlaha Asarda iyo Waxqabadkeeda Munasibadii Kulanka Qurbojooga (Daawo Video)
August 9th, 2012 | NEWS | No Comment
Wariye Sharbiyare
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Ciyaar Aad uxiiso Badan oo dhex martay Labada Kooxood ee ka kala socday Meecaad Stationary & Telesom Company oo ka dhacday Garoonka khayriyada Borama (Sawiro)
August 9th, 2012 | NEWS | No Comment
Telesom vs meecaad.
Maanta galabkii ayaa garoonka khayriyada ee magaalada boorama ay ciyaar aad uu xiiso badan ay dhex martay labada kooxood eek u ciyaara magaca Telesom VS meecaad.
Ciyaartan oo ku ...
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya oo Maanta Saxiixay Qorshe la doonayo in Somalia lagu Xasiliyo Sannadaha soo socda
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)- Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo Arbaco ah qalinka ku duugay qorshe lagu doonayo in lagu xasiliyo dalka Soomaaliya afarta ee soo socota, kaasoo ay soo diyaariyeen ...
Dagaalyahannada Al-shabaab oo weerar ku dilay Guddoomiyihii ay Dowladda KMG ah u magacowday Deegaanka KM-50
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)-Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa weerar ay xalay ku qaadeen deegaanka KM-50 ee gobolka Shabeellada hoose waxay ku dileen guddoomiye ay dowladdu u magacowday maalin ka hor deegaankaas, kaasoo lagu magacaabi ...
Xukuumadda iyo Wakiilka Al-jaabiri oo isku mari la’ khidmada Xoolaha dhoofaya lagaga qaado Maxjarada Berbera
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Xukuumadda oo ku adkaysatay Khidmada ay Xoolaha ka qaadayso iyo Wakiiladda Al-jaabiri oo ka maagan wali inay fuliyaan
“Laba kulan ayaanu yeelanay waxaanu isla qaadanay inay go’aanka Xukuumadda fuliyaan Maxjaradiina furan”Agaasimaha ...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ergadii Uu Hogaaminayey Saleebaan Xaglo Toosiye.
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargeysa(Subulahanews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa Maanta Qabiley Waftigii Reer Buhoodle ee uu Hogaminayey Saleeban Xaglo toosiye, kulankaasi markii uu dhamaaday wax madaxtooyada Somaliland laga soo saaray warsaxafadeed.
Warsaxaafadeedkaasi oo ...
Waxaan Bulshadda Deegaanada Buuhoodle Ugu Bushaaraynayaa Inaanay Xabad-Dambe Iyo Colaad-Dambe Dhex Mari Doonin Dadka Wada Dhashay Ee Walaalaha Ah
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargaysa(Subulahanews)Waftigii uu hogaaminayey Hogaamihii ururkii SSC Saleebaan Xagla-toosiye ayaa shalay kulan kula yeeshay degmadda Caynabo waftigii golaha xukuumadda Somaliland ee doraad ku soo dhaweeyey Tuulada Oog, kuwaas oo yeeshay kulan ...
Waddac-Waddac Yaa Ramadaan,Abwaan Xasan Sheekh Muumin(Rabi ha u naxariisto)DHAGAYSO
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Waxaynu is xusuusinaynaa inaynu ku jirno tobankii cisho ee ugu danbeeyay bisha barakaysan ee Ramadaan 2012. Waxa sidaa daraadeed xusid mudan inaynu usii sagootino Ramadaan si la mid ah sidii ...
Raadka Abaaraha Awdal iyo Raad-Raaca Wariyaha: ‘Hor Alliyo Habeen Aakhiray Taagantahay’
August 8th, 2012 | NEWS | No Comment
Waa barnaamij gaar ah oo wariye Cabdale Cali Yuusuf Uu kusoo bandhigayo Raadka Abaaraha afar jirsaday ee ku habsaday ummada Awdal/Saal. Dhagaysta dhawqa danyarta iyo maatada, dheehda muuqooda, kadibna dhaqaaqa, ...
