Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Oo Soo Gebagebeeyay Xalay Booqashadiisii Britain
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen magaalada London ayaa xalay soo gebagebeeyey socdaalkiisii shaqo oo ay ku joogeen dalka ...
ururka Wadaniga ee AYODA IYO URURKA SAYS ayaa Xaflada Xuska Maalinta Caruuta Afrika ka dhigay Borama
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)ururka Dhalinyarad ee AYODA iyo ururka SAYS ayaa maalinta xuska caruurta afrika ka dhigay xarunta maaweelada ee magaalada Borama, xaflada oo ay ka soo qaybgaleen dad wayne faro badan ,waxaa ...
Xulka Gobolka Daad-Madheedh ayaa 5Gool kaga badiyey iyo 4 Xulka Salal….
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Xulka Gobolka Daad-madheedh ayaa 5 Gool oo ah kuwa loo yaqaano Gool ku laag ka badisay Xulka Gobolka Salal, Ciyaartan oo ahad mid adag oo ay 90Daqiiqo ay isla mariwaayen ...
Wasaaradda Arrimaha gudaha oo golaha deegaanka Caynaba ka joojisay Cashuuraha…..
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Maayarka Caynaba Feysal Axmed Jaamac ayaa Waaheen u sheegay in Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ka joojiyay golaha deegaanka degmadda Cayanaba dhamaan cashuurihii ay qaadi jireen.
Feysal Axmed Jaamac waxa uu sheegay ...
Madaxweynaha Jubaland Sheekh Axmed Madoobe Oo Maanta Safar Ugu Baxay Dalalka Kenya Iyo Itoobiya….
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Jubba Land Axmed Maxamed Islan ayaa maanta ka dhoofey magaalada Kismaayo, Safarka Axmed Madoobe ayaa la sheegay in uu ku wajahan yahay marka hore dalka Kenya waxaana uu uga ...
Xisbiga KULMIYE Laantiisa Finland Oo Shir Yeeshay Helsinki Iyo Guddi Cusub Oo La Doortay…
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Xisbiga KULMIYE ayaa magaaladda Helisinki ee dalka Finland ku yeeshay shir ay iskugu yimaadeen laamaha xisbiga talladda haya laantiisa Caasimadda Finland ee Helsinki.
Shirkan waxa ka soo qeyb galay ,masuuliyiinta xisbiga ...
Maxamuud Siilaanyo Ayaa La Filayaa Dhawaan In Uu Safar Ku Tagi Doono Dalka Faransiiska…
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Lama oga socdaalka Madaxweynuhu waxa uu daaran yahay hase yeeshee wararka hordhaca ah ee laga helayo safarkaasi ayaa ah mid daba socda booqasho dhawaan masuuliyiin Faransiiska ahi ku timi Somaliland, ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Kaga Cawdaya Su’aalo Xildhibaano Wadani Ka Soo Jeedaa Ku Weerareen Saak…
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa saaka hortagay Golaha Wakiiladda Somaliland, kuwaas oo uu qudbad u jeediyay darted su’aalo ay ka weydiiyeen Siyaasadda Xukuumadda ee Arrimaha dibeda.
Wasiir ...
Tacsi: Dhamaan Qoyska REER A/RAHMAN JIBRIL ELMI Waxa Ay Tacsi Uu Dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Cali Csmaan Caynaan (Cali France)…
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
INAANILLAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ANIGA OO KU HADLAYA MAGACA DHAMAAN QOYSKA
REER A/RAHMAN JIBRIL ELMI IYO WAXAY SII DHALEENBA MEEL KASTA OO AY ADUUNKA KA JOOGAAN WAXAN TACSI U
DIREYNAA DHAMAAN ...
Maqaal::”‘Durba miyaad illowdeen’(U-hiili Hubaal, haddii aad wax hadayso) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale Qormadii 2aad(Dhamaad)
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle ayaynu ka soo qaadanaynaa tuducyo ay tahay in aynu wax ku qaadanno.
Qaybtan aan manta soo qaadanayo, Ibraahin Sheekh Saleebaan, wuxu maalintaa ku bilaabay:
Waar hooy dadkaygow,
Laba daan ...
Dhalinyaro Tahriibayaal U Badan Somaliland Oo Doonyo Kula Qar-qoomeen Badwaynta Mediternianka Ee U Dhaxaysa Libiya Iyo Talyaaniga….
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Inta la ogyahay 189 dhalinyaro reer Somaliland iyo Somalida Koonfurta ah, ayaa waxa saddex doonyood oo ka raaceen xeebaha dalka Libya ay kula qarqoomeen biyaha badda ee u dhexeeya Liibiya ...
Tacsi::Dhaman Dadka hoos ku qoran waxay tacsi u Dirayaan Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Cali Csmaan Caynaan (Cali France)
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Dhaman Dadka hoos ku qoran waxay tacsi u DirayaaN Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii Marxuum Cali CIsmaan Caynaan
1- Sharmaake Ahmed Muhumed “Dacar”
2- A/qadir Nour Ali
3- A/rashiid Mahamed Yousuf
4- Yousuf Siciid Tukaale
5- ...
Madaxwaynaha Somaliya Oo Khudbad Uu Ka Jeediyay Shirka G8 Ee London Uga Mahad Celiyay David Camaron Sida Uu Arrimaha Somaliya Uga Qaatay Door Hogaamineed….
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, waxaanu markaa ka dib khudbad ka jeediyay ...
Difaaceyaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo u Riyaaqay Go’aankii Xukuumaddu ka Qaadatay UNSOM….
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
“Biyo Xidheenka Itoobiya Samaynaysaa Waa Guushii ugu weynayd ee Geeska Afrika Laga hirgeliyo”
“Waxaanu Ogaanay Sababaha Keena Xadhiga Suxufiyiintu inuu ka dhasho Suxufiyiinta oo Aan La hayn aqoontii Aasaasiga ahayd ee ...
Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8, kulana la qaatay David Cameron “SAWIRRO”
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah ...
Xasan Rowxani oo ku Guuleeystay Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka Iiraan
June 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Xasan Rowxani ayaa ku guuleeystay doorashadii madaxtinimada ee maalintii jimcaha ka dhacday dalka Iiraan,waxana uu helay 50% codadkii la dhiibtay,taasi oo meesha ka saartay in la qabto wareeg labaad oo ...
Madaxweynaha Somaliland (Silaanyo) Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Kulan Balaadhan Ugu Sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday 5 Dugsi oo ka kala yimid Gobolada.
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Somaliland (Silaanyo) Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Kulan Balaadhan Ugu Sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday 5 Dugsi oo ka kala yimid Gobolada.
...
Gudoomiyaha Waxbarashada Ee G.Awdal Oo Ka War Bixiyey Sida Ay Imtixanadu Ay Uga Bilaabeen….
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Gudoomiyaha Waxbarashada Ee G.Awdal Oo Ka War Bixiyey Sida Ay Imtixanadu Ay Uga Bilaabeen....
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
Ergayga Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabay Go’aanka Ay Somaliland Ku Mamnuucday Xafiiskiisa UNSOM, Si Koobana Uga Hadlay Dareenkii Dawladda….
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay inuu dulqaad u yeelan doono go’aanka ay dawladda Somaliland ku mamnuucday ...
Dawlada Somaliya Oo Ku Wareersan Khilaafka Biyaha Niilka Ee U Dhexeeya Masar iyo Itoobiya….
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Dowladda Masar ayaa cirka ku sii shareeraysa khilaafka webiga Niilka kadib markii Dowladda Itoobiya sheegtey in biyaha webiga Niilka ay u leexineyso biyo xireenka Afrika ugu weyn ee dhawaan laga ...
Talaalka Cudurka Dabaysha Oo Maanta Ay Shaaciyeen Masuuliyiinta Caafimaadku Inuu Bari Ka Bilaabmi Doono Dalka….
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Masuuliyiinta caafimaadka Heer qaran iyo heer gobal oo maanta xaflad ay ku qabteen Hutelka maanta ee Borama ay ku shaaciyeen in uu talaalkii Cudurka Dabayshu si rasmiya uga furmi doono ...
Wasiir Xirsi Oo Casho-sharaf u sameeyay 8 Xul Ee iskugu Soo Hadhay Ciyaaraha Goboladda….
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan , ayaa casuumad Casho sharaf ah caawa u sameeyey in ka badan 400 oo Ciyaartoy oo isugu jira Sideedii Kooxood ee ka ...
Guddoomiyaha UCID Muxuu Ka Yidhi Go’aanka Xukuumaddu Ku Joojisay Xafiis siyaasadeeddka UNSOM..
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xaaraan ku tilmaamay qorshihii ay Qarrammadda Midoobay ku doonayeen inay xafiiska u qaabilsan siyaasada ee UNSOM kaga furtaan Somaliland, ...
Nuxurka Qoraalkii Xukuumadda Somaliland Habeen hore Gacanta kaga Riday Wakiilka QM…
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qoraal ay ku caddaynayso mowqifkeeda la xidhiidha sida ay uga soo horjeeddo in laga furo Hargeysa xafiiska UNSOM oo ay sheegtey inuu yahay xafiis ka dhan ...
URURKA SAMAFALKA EE MAYS CHARITY ORGANIZATION OO MAANTA DEEGAANKA SHARAF WEYN DHAGAX DHIGAY 3 GALAAS OO HALKAASI AY WAX KU BARAN DOONAAN DADKA DEEGAANKAAS DEGAN…
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
BORAMA(SBN) URURKA SAMAFALKA EE MAYS CHARITY ORGANIZATION OO AH URUR SAMAFAL AH OO SI XAWLIYA UGA SHAGEEYA GOBOLADA AWDAL,SALAL,HAROWO OO KA TIRSAN DALKA ETHIOPIA ISLA MARKAANA UU XADHKO XIDHAY IN AY ...
Maareeyaha Telefishanka Qaranka Oo Shaqadii Uga Caydhiyay Wariye Abiib Iiman Xasan Haybta u Ka Soo jeedo.
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Weriye Abiib Iimaan Xasan oo ka mid ahaa weriyayaashii ruug cadaaga ah ee ka hal gala Warbaahinta Qaranka ee Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka somaliland ayaa shaqadii uu ka hayay ...
Hooyo Dhashay Sadex Caruura Oo Lagu Khaarajiyey Hargeisa
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Hooyo dhashay sadex caruura oo lagu khaarajiyey Hargeisa caawa
Hargeisa-(Qaran-news)-Hooyo dhashay sadex caruur ah ayaa dil toogasho ah lagu dilay Soonaha ama agagaarka Star-Hotel Hargeisa.
Hooyadan la dilay oo magaceeda la odhan ...
Guddoomiye Faysal Cali Warabe Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Ay Xukuumaddu Ku Mamnuucday Xafiiska Siyaasada Ee UNSOM – See more at: http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Guddoomiye-Faysal-Cali-Warabe-Oo-Soo-Dhaweeyay-Go-aankii-Ay-Xukuumaddu-Ku-Mamnuucday-Xafiiska-Siyaasada-Ee-UNSOM.html#sthash.RYe9v0XJ.dpuf
June 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xaaraan ku tilmaamay qorshihii ay Qarrammadda Midoobay ku doonayeen inay xafiiska u qaabilsan siyaasada ee UNSOM kaga furtaan Somaliland, ...
