Subulaha News Network
  Borama
  • Home
  • Contact us
  • Hambalyo
  • Hillaac Newspaper
  • Radio
  • Sport
  • Suugaan
  • Tv
You are here : Subulaha News Network » Archives for NEWS
  • Barnaamiyada Cusub
    • FADHIGA SUBULAHA (478)
  • RSS Ka Bogo Warakii BBC somali
    • Cameron:UK marnaba isu-dhiibimeyso argagixiso
    • Cameron:UK marnaba isu-dhiibimeyso argagixiso
    • Haweeney la guddoonsiiyay billad caalami ah
    • Nin lagu dilay xaafadda Woolich ee London
    • 90 qof ayaa lagu xukumay puntland
    • Machadka Sheekh ee Caafimaad Xoolaha oo Lagu Wareejinayo IGADD
    • Hawlgal xagga ammaanka la xiriira
    • Click iyo toddobaadkan
    • Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday miisaaniyadda dawladda
    • Guurka Sacuudiga iyo qaxootiga Suuriya
Wasaaradda Waxbarashada Oo Macalimiin Hawl-gab Ah Guddoonsiisay Shahaadooyin Iyo Lacag.

Wasaaradda Waxbarashada Oo Macalimiin Hawl-gab Ah Guddoonsiisay Shahaadooyin Iyo Lacag.

December 13th, 2012 | NEWS | 1 Comment
    Wasaarada waxabarashada iyo tacliinta sare Somaliland oo kaashanaysa EU-da iyo UNICEF ayaa maanta min toban kun oo Dolar iyo shahaado sharaf ku maamuustay lix macalin oo ka mida macalimiinta ruug ...
Read More
Wasiirka Cadaaladda Oo Furay Kulan Lagaga Hadlayey Xeerka Garsoorka Caruurta.

Wasiirka Cadaaladda Oo Furay Kulan Lagaga Hadlayey Xeerka Garsoorka Caruurta.

December 13th, 2012 | NEWS | 2 Comments
      Wasiirka Wasaaradda cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta 30 xubnood oo iskugu jiray garsoorayaasha, xeer ilaaliyashaasha iyo saraakiil katirsan ciidanka asluubta uga furay kulan hawleed lagaga hadlayo xeerka nidaamka ...
Read More
Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Maxkamada Gobolka Ugu Baaqay Inay 7 Maalmood Gudahood Go’aan Ka Gaadho Natiijadda Doorashada ……..

Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Maxkamada Gobolka Ugu Baaqay Inay 7 Maalmood Gudahood Go’aan Ka Gaadho Natiijadda Doorashada ……..

December 12th, 2012 | NEWS | 3 Comments
  Gar-yaqaanka guud ee dawladda Somaliland Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa ka hadlay muranka ka taagan natiijada doorashadda ee ka soo baxday gobolka Hargeysa, taasi oo komiishanku u gudbiyey Maxkamadda isla-markaana Maxkamadu ...
Read More
Guddomiyaha Ururka Rays oo Sheegay in ay ku qancayaan Natiijada ay ku dhawaaqdo Maxkamada Hargeysa, isaga oo Guddida Doorashooyinkana Ugu baaqay in ay iscasilaan.

Guddomiyaha Ururka Rays oo Sheegay in ay ku qancayaan Natiijada ay ku dhawaaqdo Maxkamada Hargeysa, isaga oo Guddida Doorashooyinkana Ugu baaqay in ay iscasilaan.

December 12th, 2012 | NEWS | 3 Comments
  Guddomiyaha Urursiyaasadeedka Rays Xassan Maxmed Cali  (Gaafadhi) oo  ka mid ahaa Ururadii aan ku soo bixin Sadexda Xisbi Qaran ayaa Goor Dhawayd Sheegay in Ka Urur ahaan ay ku qancidoonan ...
Read More
“Dimiquraadiyada Somaliland Dhimanmayso Ee Way Dhismaysaa””Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Shalay Ka Soo Yeedhay Dr:Gaboose

“Dimiquraadiyada Somaliland Dhimanmayso Ee Way Dhismaysaa””Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Shalay Ka Soo Yeedhay Dr:Gaboose

December 12th, 2012 | NEWS | 5 Comments
  Madaxtooyadda Somaliland, ayaa ka jawaabtay eedaymo Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Umadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose u jeediyay Xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kuwaasi oo la xidhiidha muranka ka taagan natiijooyinka ...
Read More
Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Dib Loo Dhigay Qabashada Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Dib Loo Dhigay Qabashada Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

December 12th, 2012 | NEWS | 3 Comments
     Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in dib loo dhigay qabashadda Tartankii Ciyaaraha Goboladda Somaliland. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal oo maanta Shir Jaraa’id ku ...
Read More
Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Jiidashada Iyo Shukaansiga Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Degaanka Boorama Oo Hawada isku sii shareeraya iyo Qiimaha Xildhibaanada oo Ma Raya 1500 Dollar.

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Jiidashada Iyo Shukaansiga Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Degaanka Boorama Oo Hawada isku sii shareeraya iyo Qiimaha Xildhibaanada oo Ma Raya 1500 Dollar.

December 12th, 2012 | NEWS | 2 Comments
  Tan iyo intii la soo saaray natiijada ku meel gaadhka ee golaha degaanka degmada Boorama waxaa isa soo tarayay oo si xawliya u bilaabmay loolanka xildhibaanada guulaystay uu mid waliba ...
Read More
Wasaaradda Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda Oo Soo Gabo-gabaysay Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka.

Wasaaradda Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda Oo Soo Gabo-gabaysay Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka.

December 12th, 2012 | NEWS | 3 Comments
  Hargaysa(Subulahanews) Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa soo gabogabaysay olole muddo 16 maalmood ay ka waday dalka oo bulshada laga wacyigelinayey tacadiyadda haweenka loo gaysto, gaar ahaan kufsiga. Xaflad ballaadhan oo ...
Read More
Guddiga Nabadgalyada Baarlamaanka Oo Bilayska Uga Digay Rasaasta Ay U Adeegsadaan Dadweynaha Dibad-Baxyada Ku Muujiya Cabashadooda.

Guddiga Nabadgalyada Baarlamaanka Oo Bilayska Uga Digay Rasaasta Ay U Adeegsadaan Dadweynaha Dibad-Baxyada Ku Muujiya Cabashadooda.

December 12th, 2012 | NEWS | 1 Comment
      Guddiga arrimaha gudaha iyo nabadgalyada golaha wakiilada ayaa ciidamada Bilayska uga digay inay ka waantoobaan rasaasta nool ee ay u adeegsadaan dadweynaha mudaharaadyada cabashada ah iskugu soo baxa, waxaanay tilmaameen ...
Read More
Madaxweyne Siilanyo Oo Furay Mashruuc Lagu Horumarinayo Waxbarashada Dalka.

Madaxweyne Siilanyo Oo Furay Mashruuc Lagu Horumarinayo Waxbarashada Dalka.

December 12th, 2012 | NEWS | 1 Comment
  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu furayay barnaamijyo ku saabsan Horumarinta waxbarashadda dalka oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa oo ay maal-gelinayso Midowga ...
Read More
Ururwaynaha Samafalka Ee TAWFIIQ Oo Ku Guulaystay Qoys Agoon Danyara Ah Kuna Nool Magaalada Boorama In Ay Dhisaan Guri Ay Hoy Ka Dhigtaan.

Ururwaynaha Samafalka Ee TAWFIIQ Oo Ku Guulaystay Qoys Agoon Danyara Ah Kuna Nool Magaalada Boorama In Ay Dhisaan Guri Ay Hoy Ka Dhigtaan.

December 12th, 2012 | NEWS | 2 Comments
    Ururwaynaha Samafalka Tawfiiq oo ah urur samafaleed kana qaybgala Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley ayaa markii Saddexaad waxa ay ku guulaysteen in ay guri u dhisaan qaar ka mid ah agoonta ...
Read More
PM Saacid’s Shameful cover-up of Somaliland’s aggression . By Osman Hassan

PM Saacid’s Shameful cover-up of Somaliland’s aggression . By Osman Hassan

December 12th, 2012 | NEWS | 8 Comments
A friend of  mine from the Somali Region in Ethiopia (Ogaden), another region under occupation like Khatumo, talked to  me the other day about the similarities of the two occupations- ...
Read More
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Oo Beeniyey Inuu Ku Baaqay Mudaharaad.

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Oo Beeniyey Inuu Ku Baaqay Mudaharaad.

December 12th, 2012 | NEWS | 2 Comments
  Hargaysa(Subulahanews)Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Xasoor Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa beeniyay warar sheegayay inuu maalinta Arbacada ee beri taageereyaashiisu mudaharaad ka sameeyaan magaaladda Hargeysa kaasi oo ay kaga soo horjeedaan natiijadii ...
Read More
Somali Woman Gets Prison for Terror Support.By By ELLIOT SPAGAT Associated Press

Somali Woman Gets Prison for Terror Support.By By ELLIOT SPAGAT Associated Press

December 12th, 2012 | NEWS | 4 Comments
 Nima Ali Yusuf, 26, turned her chair in a San Diego courtroom to an audience packed with dozens of family and supporters, choking back tears as she declared, "God bless ...
Read More
“Haddii Madaxtooyadu U Dabaal-Degayso Guusha Kulmiye, Anaguna Waxaanu Naxash Ku Sidnaa Dimuqraadiyadii Somaliland.

“Haddii Madaxtooyadu U Dabaal-Degayso Guusha Kulmiye, Anaguna Waxaanu Naxash Ku Sidnaa Dimuqraadiyadii Somaliland.

December 12th, 2012 | NEWS | 3 Comments
  Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka UMADDA oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ku faaqideen xaalada uu dalku ku sagan yahay iyo doorashadii dalka ka dhacday. Shirkan ...
Read More
Raysal Wasaaraha Wadanka Itallay Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Xilkiisa Iska Casili Doono Dhamaadka Bishan Kadib Marka Loo Gudbiyo Baarlamaanka Misaaniyada Sanadka Cusub 2013.

Raysal Wasaaraha Wadanka Itallay Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Xilkiisa Iska Casili Doono Dhamaadka Bishan Kadib Marka Loo Gudbiyo Baarlamaanka Misaaniyada Sanadka Cusub 2013.

December 11th, 2012 | NEWS | 1 Comment
 Roma(Subulahanews)Raysal wasaraha wadanka Itally ayaa shaaca ka Qaaday inuu Xilkiisa iska casali doono dhamaadkan bishan    Kadiba marka loo Gudbiyo barlamanka misanyida Sanadka cusub 2013 , Xafiiska raysal wasaraha ayaa Qoraal ...
Read More
Faysal Cali Waraabe: Danayste iyo Abaal-laawe

Faysal Cali Waraabe: Danayste iyo Abaal-laawe

December 11th, 2012 | NEWS | 3 Comments
waxaa Astaamaha hogaamiyaha wanaagsan ka mid inuu hadalkiisa ama qowlkiisu yahay mid uu ka fiirsaday marka hore oo aan ka noqosho lahay iyo oofiyo ballankasta uu galo. Faysal Cali Waraaabe, Hogaamiyaha ...
Read More
Madaxweynaha Somaaliya Oo Sheegay Inay U Qorsheysan Tahay In Soomaaliya Uu Ka Masaxo Magac Xumadii Ay Ka Dhaxashay Dagaaladii Ay Mudada Dheer Ku Jirtay..

Madaxweynaha Somaaliya Oo Sheegay Inay U Qorsheysan Tahay In Soomaaliya Uu Ka Masaxo Magac Xumadii Ay Ka Dhaxashay Dagaaladii Ay Mudada Dheer Ku Jirtay..

December 11th, 2012 | NEWS | 5 Comments
  Muqdisho(Subulahanews) Madaxweynaha  Dawlada Faderaalka Somaliya   ayaa sheegay mar uu ururada rayidka ah kula  hadlaayey  xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya  in xukuumadiisu ay  qorshenayso   inay  tirtirto  Magac xumada Somaaliya ay dhaxashay  mudadii  ...
Read More
Mahiga oo goordhaw Shaaca ka qaaday Cida disha Wariyaasha iyo waliba Sababaha ka dambeeya in la dilo(Top News)

Mahiga oo goordhaw Shaaca ka qaaday Cida disha Wariyaasha iyo waliba Sababaha ka dambeeya in la dilo(Top News)

December 11th, 2012 | NEWS | 131 Comments
  Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somalia Dr Agoustine Mahiga ayaa goordhaw ka dhawaajiyay sababah rasmiga ah ee ka dambeeya in la dilo Wariyaasha Soomaaliyeed gaar ahaan ...
Read More
Gudiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Natiijadii Lagu Muransanaa Ee Degmada Hargeysa U Gudbiyay Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex Ka Dib Markii La Isku Af Garan Waayay Qaabka Dibutirinta Codadkii Hargeysa.

December 11th, 2012 | NEWS | 2 Comments
  Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay natiijadii doorashadda deegaanka ee degmada Hargeysa ay u gudbiyaan Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex si ay uga garnaqdo cabashooyinka murashaxiinta iyo axsaabta siyaasadda. ...
Read More
Sooyaalka Ururada Dhalinyarada Gobolka Awdal Iyo Sannad Guuraddii Tobnaad Ee Ururka Dhalinyarada SAYS, Qormaddii 3aad. By: Abdirisaq Mohamed Barkhad.

Sooyaalka Ururada Dhalinyarada Gobolka Awdal Iyo Sannad Guuraddii Tobnaad Ee Ururka Dhalinyarada SAYS, Qormaddii 3aad. By: Abdirisaq Mohamed Barkhad.

December 11th, 2012 | NEWS | 4 Comments
  Wareegii kubada cagta ee la qabtey sannadkii 1999kii waxa uu ahaa wareegii ugu xamaasada kululaa waxaanna saaxada garoonka kubada cagta ku hirdamayey kooxo isku tirasanayey aanooyin hore oo ka dhashey ...
Read More
Madaxwayne Siilaanyo Oo Sheegay In Ayna Cidna Ka Ogolaan Doonin Inay Dalka Qas iyo Qalaalaase Geliso”

Madaxwayne Siilaanyo Oo Sheegay In Ayna Cidna Ka Ogolaan Doonin Inay Dalka Qas iyo Qalaalaase Geliso”

December 11th, 2012 | NEWS | 4 Comments
Hargaysa(Subulahanews)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb-galay Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqal Iisaanka Adduunka. Madaxwaynaha Somaliland oo halkaasi Khudbad kooban ka jeediyay ...
Read More
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Mudane Garaad Oo Somalia Kula Taliyey Inay Gole Guurti Samaystaan Si Ay Nabad U Gaadhaan..

Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Mudane Garaad Oo Somalia Kula Taliyey Inay Gole Guurti Samaystaan Si Ay Nabad U Gaadhaan..

December 11th, 2012 | NEWS | 7 Comments
  Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshadaee SomalilandMaxamuud Axmed Barre Garaad, ayaa dalka aynu jaarka nahay ee Somalia talooyin ka siiyey qaabka loo maro dib u heshiisiinta beelaha iyo sida ugu ...
Read More
Madaxweynaha Somaliland oo Komishanka Doorashoyinka Ugu Baaqay in ay Bulshada u soo badhigaan wax cad oo ay ku Qancaan.

Madaxweynaha Somaliland oo Komishanka Doorashoyinka Ugu Baaqay in ay Bulshada u soo badhigaan wax cad oo ay ku Qancaan.

December 10th, 2012 | NEWS | 3 Comments
  Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa Markii ugu horeysay ka Hadlay Natiijada Doorashada Golaha deeganka ee Dalka ka Qabsoontay 28Noveber, waxanu Madaxweynuhu Shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ka ...
Read More
Boorama: Ciiddamada Amaanka Oo Xidhay Gabadh Soomaalia Maraykan Ah Oo Al-Shabaab Xil Sare Ka Haysa.

Boorama: Ciiddamada Amaanka Oo Xidhay Gabadh Soomaalia Maraykan Ah Oo Al-Shabaab Xil Sare Ka Haysa.

December 10th, 2012 | NEWS | 2 Comments
Ciidamadda amaanka ayaa la sheegay in hawl-gal ay habeen hore ka sameeyeen guri ku yaala Magaaladda Boorama ay ku soo qabteen Gabadh Maraykan Somali ah oo Al-shabaab xil sare ka ...
Read More
Shirkada Volvo Oo Soo Saareysa Baabur Laga Wada Qeeyli Oo Ka Hortagaya Shilalka (Daawo Sawirada)

Shirkada Volvo Oo Soo Saareysa Baabur Laga Wada Qeeyli Oo Ka Hortagaya Shilalka (Daawo Sawirada)

December 10th, 2012 | NEWS | 2 Comments
Shirkada gawaarida farsameysa ee Volvo ee fadhigeedu yahay wadanka Sweden hase yeeshee mulkiyadeeda Shiinuhu la wareegay ayaa dhawaan shaaca ka qaaday inay soo bandhigayso baabuur cajiib ah oo ah loogu ...
Read More
Ciiddanka Iilaaladda Xeebaha Oo Qabtay ShidaalKootarabaan Ah Oo Laga Keenay Dalka Yeman

Ciiddanka Iilaaladda Xeebaha Oo Qabtay ShidaalKootarabaan Ah Oo Laga Keenay Dalka Yeman

December 10th, 2012 | NEWS | No Comment
Berbera(Subulahanews) Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland ayaa saaka waabarigii gacanta ku dhigay shidaal kootarabaan ah oo si qarsoodi ah looga soo dejiyay xeebta Geeri oo dhinaca galbeed ka xigta magaalo xeebeedda Berbera, ...
Read More
Guddidii Madaxweynuhu U Magacaabay Siyaasadda Miisaaniyadda 2013 Oo Shaqadoodii Bilaabay.

Guddidii Madaxweynuhu U Magacaabay Siyaasadda Miisaaniyadda 2013 Oo Shaqadoodii Bilaabay.

December 10th, 2012 | NEWS | 3 Comments
    Guddidii uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyoka dhex magacaabay Golihiisa Wasiiradda ee Siyaasadda Miisaaniyadda Qaranka 20130-ka loo saaray ayaa maalmihii ugu danbeeyay kulamo joogto ah oo ay ku Jaan-goynayaan Qorshaha Miisaaniyadda u ...
Read More
Page 69 of 195:« First « 66 67 68 69 70 71 72 » Last »
  • Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
  • DUQAYDA IYO WAXGARADKII AWDAL,SALAL,GABILAY IYO HAROWO

    Powered by WP Bannerize

  • Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
  • Madaxdii Somaliland 1991-2011

    Powered by WP Bannerize

  • Blue Sky Digital Borama
    Blue Sky Digital

    Powered by WP Bannerize

  • Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
  • Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
  • Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
  • Boorama Waa Balad kalgacal
  • CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
  • Ciyaarta Sayliciga Part Two
  • Ciyaarta Sayliciga part one
  • XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON

  • Follow us on facebook
Nagala soo Xidhiidh oo Nag Soo Wacan Skype Me™!
Ku Soo biir Boga http://www.facebook.com/Subulahaa
Copyright © 2013.. Subulahanews All Rights Reserved.