Xulalka Ghana vs Mali oo min 1-0 ku kala sagootiyay Xulalka Botuswana vs Gani oo ay kuwada Jireen Guruub D
Borama(Subulahanews)Xulalka Wadamada Gaana iyo mali ayaa Xalay guulo ka gaaray Kulankii ugu Horeeyay ee ay yeeshaan Koobka qaramada Afrika 2012 oo ay wada jir u marti galiyeen Dalalka equatorial Gani ...
Ciidamada Mareykanka oo si xoog ah uga soo furtay burcad badeeda laba shaqaale oo ka tirsanaa Hay’adda DDG.
January 25th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(subulahanews)Diyaarado dagaal oo uu Mareykanku leeyahay ayaa si xoog ah ku soo furtay laba shaqaale ah oo u shaqeynayay hay'adda miino-baarista dalka Denmark ee DDG, shaqaalahaasi oo sannadkii hore laga ...
Ugaas C/rashiid Ugaas Roobleh oo kulan la yeeshay Ugaaska guud ee Beelaha Absame
January 25th, 2012 | NEWS | No Comment
Jijiga(Subulaha News)- Wafti ka kooban Saladiin, Cuqaal iyo waxgarad kaleba oo uu horkacayo Ugaaska Beelaha Absame Ugaas Maxamed Maxamuud Ciro ayaa maanta booqday Vilada Ugaaska Gadabuursi Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble ...
Xafiiska Siyaasadda Q.M Oo Maanta Si Rasmi Ah Looga Furay Muqdisho “Sawirro”
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)
Xafiiska wararka ee muqdisho
Bajaaj (Tig) ku Oloshay badhtamaha Magaalada Borama (Daawo Video Xiiso Badan)
Wariye Mohamed Abdirahman Ismail
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Maxaa kasoo baxay Kulankii Maamulka Wasaarada waxbarashada & Maamulayaasha Dugsiyada dhexe ee Borama (Daawo Video)
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Wariye Maxamed Abdirahman Ismail
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Fanaaniinta Gobolka Awdal oo Hees kumuujiyey Taageerada Somaliland (Daawo heesta)
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Wariye: Mohamed Abdirahman Ismail
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Gudida Xabaalaha Bariga Magaalada Borama oo Kawarbixiyey Waxqabadkooda, Dawlada Hoosena dhaliilay (Video)
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Abdikadir Hussein Khalif
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Madaxwayne Siilaanyo oo Maanta Madaxtooyada kula kulmay Safiirka Maraykanka ee Dalka Kenya
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. James Swan oo booqasho 2 maalmood ah ku ...
Gudida Dhismaha Xabaalaha Bariga Borama oo Soo Afmeeray Dhismaha Dayrka Wayn ee Xabaalaha Bariga (Video)
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Abdikadir Hussein Khalif
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Shirguddoonka Golaha Wakiiladda oo Madaxweyne Siilaanyo iyo C/raxmaan Saylici Gacmaha isku saaray
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargeisa(Subulaha News)Shirguddoonka Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/laahi iyo C/casiis Samaale oo ku hawlanaa soo af-jarida khilaafka ka dhex aloosnaa Madaxtooyadda ayaa shalay ku Guulaystay inay iska horkeenaan labada Oday ee ...
Qaar kamid ah xafiisyada dawladaha hoose ee degmooyinka oo loo qaybiyay qalabka Xafiisyada + Sawiro
January 24th, 2012 | NEWS | 2 Comments
Hay’ada HAVOYOCO ayaa maanta u qaybisay qalab xafiisyada dawladaha hoose ee Faraweyne, Salaxley, Baligubadle, Duruqsi, Alaybaday, Balidhiig iyo Darasalaam.
Xog waraysi ay Hay’adu ka qaaday in kabadan toban degmo ayaa waxa ...
Wariye Cabdicasiis Oo Shalay Galabtii Lagu Xidhay Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Boorama
January 24th, 2012 | NEWS | No Comment
Boorama(Subulaha News) wariye cabdicasiis ibraahim cabdilaahi oo ka mid ah suxufiyiinta ka hawl gala magaalada Boorama iyo guud ahaanba Gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ayaa Shalay Galinkii dambe loo taxaabay ...
Dr Cusman. M. Axmed (Xaraare).Maxaad ka taqaan Cudurka Qaaxada(TB)waraysi Cilmiyeysan(Video)
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)
Maayarka Magaalda Borama ayaa Soo bandhigay Qorshaha Sanadkan 2012 kulankii dadwaynahay ay la yeesheen.(Video)
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)
Sidee looga Dareemay Magaalada Borama khilaafka Madxwayne Siilaanyo iyo M/kuxigeenkiisa Mudane Saylici(Rayi uruintii Qarannews)
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Hargaysa(Subulahanews)Khilaafka culus ee ka dhex oogan madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici ayaa laga dareemay gebi ahaanba dalka gudihiisa iyo debediisaba,waxaana ilaa hadda taala fagaarayaasha siyaasada inaan lagu gulaysan ...
Duqa Magaalada Muqdisho oo 20 Sano Kadib u soo iibyey Gaadiidka Dabdamiska Magaalada(Sawiro)
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Subulahanews(Muqdisho)Kadib muddo dheer oo magaalada caasimadda ee Muqdisho ay ku jirtay xaalad adag ayaa waxaa mararka qaar ka dhici jiray gubasho ku timaadda suuqyada ganacsiga, guryo, gaadiid iyo meelo badan ...
Xooghaya Dawlada hoose Borama oo meel Fagaara ah kala hadalay dadwaynaha kuna booriyey Bixinta Cashuurta.(Video)
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)
Madaxwayne Siilaanyo oo Beeshiisa Bariga Burco kula taliyeen In uu dhameeyo khilaafka Wasiiradiisa iyo Mudane Saylici,kuna Canaantay waxkaqabasho la aan..
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Hargiesa(Subulahanews)Saraakiil Milatari, Xildhibaano, Ganacsato iyo Odayaal ka soo jeeda Bariga Burco ayaa shalay Madaxweyne Siilaanyo ula tagay Talo ku waajahan sidii wax looga qaban lahaa Khilaafka dhex yaala Xukuumaddiisa iyo ...
Xawaalada Amoud Express Oo Kulan Ku Qabatay Magaalada Toronto ee Dalka Canada + Sawiro
January 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Xawaalada amoudexpress oo beryahanba ku faafafaysay daafaha caalamka ayaa kulan u qabatay jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada toronto ee canada taas oo ay madaxda xawaaladu uga xog waramayeen dadwaynaha ...
Hogaamiyaha Maamulka Dibed Wareega Ah Ee Awdal State Oo Ka Soo Degaya Magaalada Jigjiga Ee Dalka ETHIOPIA, Kuna Soo Jeeda Somaliland Iyo Xidhiidhka ETHIOPIA La Leedahay Somaliland Oo Wiiqmay.
January 22nd, 2012 | NEWS | 1,327 Comments
Jigjiga (Ramaas) Jan, 22, 2012 – Hogaamiyaha maamulka dibed wareega ah ee Awdal State Rashiid Aw Nuur oo toddobaayadii dambe ku sugnaa Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa maalmaha fooda ...
Daawo Xafladii Dhagax Dhiga Dugsiga Casriga ah ee Building Nation MBK International School (Video)
January 22nd, 2012 | NEWS | No Comment
Abdikadir Hussein Khalif
Subulahanews.com
Borama, Somaliland
Nuxurka Qudbadihii Wasiirada ee Iskusoobixii Adkaynta Qaranimada Somaliland ee Maanta & Magaalada Borama(Video)
Subulahanews.com
Abdikadir Hussein Khalif
Borama, Somaliland
Building Nation MBK International School oo Maanta la dhagu dhagax dhigay Magaalada Borama (Sawiro Badan)
Borama (Subulahanews.com) Dugsi loogu Magac Daray Building Nation MBK International School ayaa Maanta la dhagax dhigay Xarunta Gobolka Awdal ee Borama.
Dugsigan aya waxa Maal galinaya oo dhisaya Kamaal Sh.Cumar Tukaale ...
Magaalada Borama oo saaka u ekaatay Xarun Ciidan & Banaanbixii lagu balansanaa oo dhici Raba + Sawiro
Borama (Subulahanews.com) Waxaa saaka magaalada borama soo buux dhaafiyey oo dariiq walba dhooban ciidanka bilayska oo ay xoojinayaan kuwo milatari ah si loo sugo amaanka magaalada, sida laga warqabo maanta ...
Waa maxay Sababta ka dambaysa Raxan wasiiro ah oo kusugan Gobolada Awdal & Salal ?
Borama (Subulaha News) waxaa magaalada Borama soo gaadhay Raxan Wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Beeraha Prof.Faarax C/raxmaan Geedoole, wasiirka Dib-udejinta C/risaaq Cali Cismaan, Wasiirka Sportiga iyo Dhaqanka ...
Dugsiga barashada Computerka Brothers ee kuyaala Degmada Dilla oo ay 24 arday Ka qalinjabiyeen (Video)
January 21st, 2012 | NEWS | No Comment
Abdikadir Hussein Khalif
Subulahanews.com
Borama, SOmaliland
Hayada World vision Ayaa Barkacayaasha Gargaara u qaybisay Agabka Guryahay iyo Maacuun(Daawo Video)*
January 21st, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
QAAR KAMIDA DUQYDA IYO SHUYUUKHDA ADAL
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

