Jaaliyada Dalka Norway oo deeq lacag ah ugu deeqay dadka abaaruhu saameeyeen ee gobolada Awdal & Salal
October 22nd, 2011 | NEWS | No Comment
Borama (Subulaha News): Jaaliyada dalka Norway oo deeq lacag ah oo dhan $8,764 (Sideed Kun Todoba boqol, Lixdan iyo Afar doolar ) ugu deeqay dadka abaaruhu aadka usaameeyeen ee gobolada ...
Dhaxal sugihii boqortooyada sucuudi Carabiya Suldaan bin Abdiaziz Ala Sacuud oo manta geeriyooday
October 22nd, 2011 | NEWS | No Comment
Riyad, Saudi Arabia-( Subulaha News) dhaxal sugihii boqortinimada boqortooyada sacuudi carabiya Boqor Suldaan bin Abdel aziz ala Sacuud ayaa manta ku geeriyooday isbitaal kuyaala caasimada dalka maraykanka ee New york.
kadib ...
Shirkii wadatashiga Soomaalida ee lagu qabanlahaa Garoowe oo loo wareejiyey Nairobi + Warbixin
Nairobi (SUBULAHA NEWS) Waxaa saaka oo Sabti ah hotel ku yaalla magaalada Nairobi ka furmaya wareegii labaad ee shirkii wadatashiga ee bishii September lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Shirkan oo ay ...
kulan dagdaga oo ay yeesheen Golaha Amaanka ee qaramada midoobay ayay kaga hadleen xaalada dalka yemen iyagoo Cali Cabdale Saalixna ku adkeeyey inuu is casilo
October 22nd, 2011 | NEWS | No Comment
Sanca,Yemen(Subulaha News) kulan dagdaga oo ay yeesheen golaha amaanka ee qaramada midoobay ayay kaga hadleen xaalada dalka yemen iyagoo Cali Cabdale Saalixna ku adkeeyey inuu is casilo
Yemen(Subulaha News) kulan dag ...
M/kuxigeenka J Somaliland Mud: C/raxaman Cabdillahi Ismacil(Saylici)oo ku guulaystay inuu dhameeyo khilaafkii u dhaxeeyey Beelaha Samaroon ee ku Aadnaa Ugaaska Guud.
October 22nd, 2011 | NEWS | No Comment
Boorame (Subulahanews)- Weftigii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ee socdaalka shaqo ee sadexda maalmood ah ku joogay Magaalada Boorame ayaa maanta soo gabo gabeeyay khilaafkii dhinaca ...
Naadiga akhriska ee Storage idea writing club oo cawa lagu dhawaqay, iyo buug ay soo bandhigeen + Sawiro
Waxaa caawa lagu qabtay hotel Rays xaflad aad ubalaadhan oo ujeedadeedu ahayd aas aaska Naadi cusub oo lamagac baxay Storage Idea Writing Club, kaasi oo ka shaqayn doona qorida iyoo ...
Dagaal Qadhaad oo mar kale maanta ka qarxey Degmada Dayniile+(sawrio)
October 21st, 2011 | NEWS | No Comment
Barqonimadii maanta ayaa mar kale dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garabsanaysa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab waxa uu ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir kaasi oo ...
M/kuxigeenka S/Land Mudane Abdirahman Abdillahi Ismail (Saylici) oo qado sharaf u sameeyey Ugaas Abdirashid ugaas Robleh iyo Oday dhaqameedyada gadabuursi
October 21st, 2011 | NEWS | No Comment
khasaarihii ugu badnaa ee soo gaadha Ciidamada Dawlada iyo AMISOM , Muqdisho
Kadib Dagaalo aad u xoogan oo Maalintii shalay ka qarxay Degmada Dayniile ayaa Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaa sii kordhaya Qasaaraha Dagaalkaasi ka dhashay.
Ciidamada Dowlada iyo ...
Madaxweynihii hore ee Libya Mucammar Al-Qadaafi oo la dilay
Sirta, Libya (SUBULAHA NEWS): Wararka naga soo gaaraya magaalada Sirte ee dalka Liibiya ayaa sheegay in Xoogagga mucaaradka dalka Liibiya ee dhawaanahanba dagaalka kula jiray Madaxweynihii Dalka Liibiya Mucammar Al-Qadaafi ...
Maxaa ku cusbaa soo dhawayntii socdaalkii M/weyne Ku Xigeenka Somaliland ee Boorame? Warbixin Cumar M. Faarax
Waxay si habaysan u taagan yihiin sufuuf dhaadheer jidka laamiga ah ee burbursan, waxay ku dhawaaqayeen erayo isku mid ah oo taageero ah, waxaanay ruxayaan caleemo qoyan oo ah wixii ...
Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta inta badan Degmada Dayniile
Mogadisho (SUBULAHA NEWS) — Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaa waxay saakay weerrar ku qaadeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir oo ka mid ahayd degmooyinkii ay ku sugnaayeen xoogagga ...
Maxaad kala Socotaa Qaabka iyo qorshaha ay Ciidanka Somalia kuwa Kenya iyo AMISOM kula wareegayaan Kismaayo
October 20th, 2011 | COMMENTS | 2 Comments
Waxaa Soconaya Qorshiii ugu danbeeyay ee Ciidamada Dowlada Soomaaliya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Kenya ee dhawaan kusoo biiray la dagalaanka Al-Shabaab ku doonayana in ay kula wareegaan ...
Labada Gole ee Baarlamaanka oo si wadajir ah u dhegaysanaya Khudbad ku saabsan Deeqdii Somaliland geysay Muqdisho
October 20th, 2011 | NEWS | No Comment
Hargeysa(Subulahanews) Labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland Guurtida iyo wakiiladda ayaa maanta si fadhi wadajir ah warbixin kaga dhagaysanaya guddidii ay xukuumadda Somaliland u dhiibtay Deeqdii Mucaawinada ahayd ee ay u ...
Dufcadii Labaad ee Nursingka oo maanta ka qalinjabisay jaamacada Camuud
October 19th, 2011 | NEWS | No Comment
Mudane C/ramaan Aw Cali oo baajiyay Safar Colaad hurin lahaa oo Ugaaska beelaha Samaroon isku haystaan ku tagi lahaa xeebaha Gobolka Awdal iyo Xukuumadda oo xalka arrintaas u dirtay Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiiro
C/ramaan Aw Cali oo baajiyay Safar Colaad hurin lahaa oo Ugaaska beelaha Samaroon isku haystaan ku tagi lahaa xeebaha Gobolka Awdal iyo Xukuumadda oo xalka arrintaas u dirtay Madaxweyne ku-xigeenka ...
Ururka Uk Somaliland oo War-saxaafadeed ka soo saaray cabashada John Drysdale ee ay wasaaradda beeruhu ka qaaday Mashruuca kala xadaynta Beeraha
Subulahanews- War-saxaafadeedka uu soo saaray Ururka Somaliland Uk waxa uu u qornaa sidan
Shir deg deg oo galabta 06.09.2011 uu yeeshay Ururka Uk.Somaliland Community(Uk.SLC),kaas oo laga wada hadlayey boobka ay Xukuumada ...
Madaxweyne Siilaanyo oo caawa u Xamaan xidhay safar uu ku tagayo Goboladda barri ee Somaliland
October 7th, 2011 | NEWS | No Comment
Hargeysa(subulaha) Wararka Hordhaca ah ee aanu ka helayno Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ayaa sheegaya Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inuu Caawa u Xadhko xidhay safar dheer oo uu ku tagayo ...
Nuux Taani oo Musharadii La Siin Jiray Ka Joojiyay Jan. Maxamed Xudhuun
October 7th, 2011 | NEWS | No Comment
Boorama (subulahanews) Taliyaha guud ee ciidamada qaranka Soomaaliland jen. Nuux Taani, ayaa la sheegay inuu mushaarkii sarkaalnimada ciidan ka joojiyey taliyihii hore ee ciidamada qaranka ee xeebaha Galbeedka, Maxamed Xudhuun.
Warar ...
“Maxamed Xaashi Wali waxa uu ka Cadhaysan yahay Xadhigii Rayaale, oo Cuqdadii uu ka qaaday ayuu cid walba kula dhacayaa , Aqoona uma laha Baanka ee waa Civil-Enginer” Gudd. hore ee Baanka Dhexe
September 29th, 2011 | NEWS | No Comment
Maxamed waxa uu diiday Amarkii Madaxweynaha ee uu ku faray inuu Axmed Yuusuf Yaasiin siiyo lacagtii ugu jirtay Xisaabtiisa, waana sharaf Dil uu ku sameeyay madaxweynaha
Maxamed Xaashi Rayaale waxa uu ...
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi Oo casho sharaf usameeyey Orodyahanka Caanka ah Ee Mo Farah
September 28th, 2011 | NEWS | No Comment
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi Oo casho sharaf usameeyey Orodyahanka Caanka ah Ee Mo Farah….
Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Mujaahid Muse Biixi Cabdi ayaa caawa casho ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Somaliland ay ka mid tahay maamullada ka jira Soomaaliya
September 28th, 2011 | NEWS | No Comment
Mogadisho 27, 2011 (SUBULAHA NEWS) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay howlaha horyaalla xukuumadda ...
Xaalada Berbera oo aad u cakiran iyo xukumada oo qeyb ka ah khilaafkaas
September 27th, 2011 | NEWS | No Comment
Berbera,(Subulaha News)-Magaalada berbera oo ah xarun ganacsi ayaa todobaadyadan ugu danbeeyay noqotey xarun siyaasadeed ay ku hardamayeen kooxo ka tirsan xukumada siilaanyo iyo wax garad ka soo jeeda beesha ciise ...
Orodyahanka Caanka ah MO Farah oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Somaliland + SAWIRO
September 22nd, 2011 | NEWS | No Comment
(SUBULAHA NEWS) — Orodyahanka caanka ah ee Maxamed Faarax (Mo Farah) oo ah orodyahan Soomaaliyeed, ayaa u orda dalka Ingiriiska, kaas oo guulo la taaban karo usoo hooyey dalkaasi.
Orodyahankan Maxamed ...
Warsaxafadeed Ay Soo Saareen Ururka UKSLC
Warsaxaafadeed (Press release)
Ururka UK.Somaliland Community(UK.SLC)
Ku: Dhamaan deeq bixiyayaasha arimaha Diiwaangelinta Somaliland.
Ku: Guddigga Doorashooyinka Somaliland.
Ku:- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.
Ku:- Shacabka reer Somaliland gudaha iyo dibadaba.
Read the rest of this entry
Shir ay isugu ...
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
DUQAYDA IYO WAXGARADKII AWDAL,SALAL,GABILAY IYO HAROWO
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Madaxdii Somaliland 1991-2011
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

