Halkan Ka Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Halkan Ka Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland...
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND...
Xulka Hawd Oo Markii Labaad U soo Baxay Ciyaarta kama Dambaysta Tartanka Goboladda Ka Dib Markii 1:0 Kaga Adkaatay Xulka Daad Madheedh…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Xulka kubadda cagta Gobolka Hawd ayaa u soo baxay ciyaarta kama dambaysta tartanka ciyaaraha goboladda dalka ee ka socda garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium ka dib markii ay 1-0 ...
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Xukuumadda Somaliland Iyo Ururkii XAQSOOR….
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa guul ku tilmaamay heshiis iyo is-af-garad xalay dhex maray xukuumadda Somaliland Iyo Urur siyaasadeedkii XAQSOOR ee lagaga badiyay tartankii doorashooyinka ...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “SAYLICI” Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama….
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxwayne Ku Xigeenka qaranka Somaliland Eng:C/raxmaan C/laahi Ismaaciil “Saylici” ayaa goor barqadiiya soo gaadhay xarunta Gobolka Awdal ee Boorama,Madaxwayne ku xigeenka ayaa lagaga hortagay magaalada Goroycawl halkaas oo loo soo ...
Gabadh Abwaan Hadraawi Adeer U Yahay Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Hargeysa….
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa.ilaa hadana ma jirto cidloo hayo dilkaasi, hase yeeshee warar soo baxaya ayaa ...
Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Tacadiga Ay Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Somaliland…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saaray qoraal kooban oo uu si ba’an ugu naqdiyay hanaanka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ula dhaqmayso saxaafadda madaxabanaan, gaar ahaan Wargeyska ...
Xukuumadda Somaliland Oo Tallaabo Ka Qaaday Diyaarad Ogolaansho Ka soo Qaadatay Dawladda Muqdisho…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho ka soo qaatay dawladda Muqdisho ee dalka Soomaaliya, sidaasna waxa lagu shaaca ka qaaday war-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda ...
Maroodi-jeex Oo U Gudbay Ciyaarta kama Damaysta, Markii ay 2-1 Kaga Tallaabsadeen Xulkii Gabiley…
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex (Hargeysa) ayaa galabta u gudbay ciyaarta kama damaysta ee tartanka Ciyaaraha goboladda Somaliland, ka dib markii ay 2-1 kaga Talaabsadeen xulka Gobolka Gabiley oo ...
Shir-weynaha Qaran Ee Dib U Habeynta Waxbarashada Dalka Somalia Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon doona muddo Sadex maalmood ah ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho kaasoo ay xarigga ka jarayaan madaxda sare ee ...
Muxuu Ku Soo Idlaadey Kulankii Xalay Qasriga Madaxtooyada Ku Dhexmaray Xukumada Siilanyo Iyo Ururka Xaqsoor
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Muxuu ku soo idlaadey kulankii xalay Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaray Xukumada Siilanyo iyo Ururka Xaqsoor
Hargeisa-(Subulahanews)-Kulan garnaqsi siyaasadeed oo mudo dheer qaatey oo u dhexeeyay madaxda urur siyaaseedkii Xaqsoor ee ku ...
Xukuumadda S/Land Oo Ka HadashayMawqifkeeda Dhaamka Ethiopia Ka Dhisanayso Blue Nile-Ka Oo Xiisad Ka Dhex Abuuray Qahira Iyo Adis-Ababa
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Mawqifkeeda Muranka ka taagan dhaamka Ethiopia ka dhisayso Blue Nile-ka, taas oo xiisad ka dhex abuurtey dawladda Masar iyo Ethiopia oo khilaafkoodu ...
Somaliland Oo Jabuuti Kaga Qeyb gashay Shir Lagu Darsayo sidii Qorshe looga yeelan Lahaa Abaaraha
June 18th, 2013 | NEWS | No Comment
HARGEYSA (subulahanews)-Agaasimaha Guud Wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Siciid Axmed Jibriil Iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir lagu gorfaynayay dhibaatooyinka abaaraha oo Jabuuti uga furmay dalalka ...
Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Kulana La Qaatay Arday Jaamacadda Burco….
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo dhawaan soo gaadhay Dalka JSL ayaa saaka soo gaadhay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer iyadoo la ogayn safarkiisa uu ku imanaayey magaalada burco.
Waftigii uu ...
Xulalka Kubadda Cagta Gobolada Gabiley Iyo Hargeysa Oo Isku-Fara Saaray Hotel Maansoor Oo Ay Qado Sharaf Ku Lahaayeen….
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ayaa Maanta Weerer Qorshaysan Oo Aan La Ilaa Hada La Fahmin Ku Qaaday Ciyaartoyga Xulka Gobolka Gabiley.
Weerarkan Ayaa Ka Bilowday Kadib Markii Maanta Wasiirka ...
“Anigu Weligay Hadal Somaliland Jabinaya Kumaan Hadal, Anigoo Xamar Jooga Ayaan Difaacayey” Prof Samater Oo Berbera Lagu Soo Dhaweeyay(Daawo Video)
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Prof Axmed Ismaaciil Samater, ayaa maanta kulan la yeeshay ardayda Jaamacadda Gollis ee Magaalada Berbera, waxaana kulankaasi ka qayb-galay maamulka gobolka Saaxil iyo marti sharaf kale oo aad u tiro ...
Nuxurkii Qudbadaha Masuuliyiinta Heer Gobol Iyo Heer Degmo Iyo Siyaasiintii Ka Hadlay Munaasibadii Lagu Dhagax Dhigayey 3 Galaas Ee La Dhisayo Deegaanka Sharaf Weyn Oo Ka Tirsan G.awdal…
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Nuxurkii Qudbadaha Masuuliyiinta Heer Gobol Iyo Heer Degmo Iyo Siyaasiintii Ka Hadlay Munaasibadii Lagu Dhagax Dhigayey 3 Galaas Ee La Dhisayo Deegaanka Sharaf Weyn Oo Ka Tirsan G.awdal...
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
Muuqaal Dhamaystiran Oo Lagaaga Soo Diyaariyay Socdaalkii Prof. Axmed Samatar Ee Magaalooyinka Dilla Iyo Borama…
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Muuqaal Dhamaystiran Oo Lagaaga Soo Diyaariyay Socdaalkii Prof. Axmed Samatar Ee Magaalooyinka Dilla Iyo Borama...
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND...
Xukuumadda S/Land Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Dhaamka Ethiopia Ka Dhisanayso Blue Nile-Ka Oo Xiisad Ka Dhex Abuuray Qahira Iyo Adis-Ababa…..
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Mawqifkeeda Muranka ka taagan dhaamka Ethiopia ka dhisayso Blue Nile-ka, taas oo xiisad ka dhex abuurtey dawladda Masar iyo Ethiopia oo khilaafkoodu ...
Qaramada Midoobay Oo Aqbashay Go’aankii Somaliland Kaga Mabnuucday Xafiis Siyaasadeedka UNSOM…
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Qaramada Midoobay, ayaa caddeysay inay ku dhaqmayso go’aankii Somaliland kaga mamnuucday inaan Xafiis siyaasadeed oo UNSOM leedahay laga furin gudaha Somaliland.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin kala shaqeynta ...
Magacyada Tahriibayaal Somaliland Iyo Soomaaliya U Dhashay Oo Ku Dhintay Badda U Dhaxaysa Libiya Iyo Talyaaniga……
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Wararka ka imaanaya magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayaa sheegaya in dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa ay dooni kula qalibantay badda isku xidha wadamada Liibiya iyo Talyaaniga.
Doontani ayaa la sheegay ...
Wasiir Ku Dhaliilay UNICEF Waxqabad la’aanta Caruurta Somaliland…..
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Barre (Garaad) ayaa hay’ada UNICEF ku dhaliilay in aanay wax taageero ah ka gaysan xuska maalinta carruurta africa oo shalay si ...
Waxaan Taliyaha Booliska Ku Bogaadinaynaa Dedaalkiisa Sugida Nabad-gelyadda….
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Waxaan Bogaadinaynaa soo soona dhaweynaynaa dedaalka uu Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto- Cabdilaahi Fadal Iimaan ugu guulaystay inuu sugo ammaanka garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay ka ...
Maqal: Aragtida xaalada gobolada Jubooyinka iyo Odayaasha ku dhaqan Yeman
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
odayaasha ku dhaqan dalka Yemen ayaa ka hadley xaalada murugaysay ee dhiigu ku daatey oo maalmahan ka socotey Magaalada Kismaayo.
Kismaayo ayaa Waxaa maalmahan ka socdey dagaal uu dhiig badani ku ...
Xildhibaan C/qani Daa’uud Qalinle Oo Ka Hadlay Xafladii Lagu Dhagax Dhigayey 3 galaas Ayaa Waxa Uu Hayadaha Samafalka Ugu Baaqay In La Soo Gaadho Deegaanka Sharaf Weyn Ee Ka Tirsan Deg.Borame….
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Xildhibaan C/qani Daa'uud Qalinle Oo Ka Hadlay Xafladii Lagu Dhagax Dhigayey 3 galaas Ayaa Waxa Uu Hayadaha Samafalka Ugu Baaqay In La Soo Gaadho Deegaanka Sharaf Weyn Ee Ka Tirsan ...
Qaar ka mid odayaasha iyo dadka Degan Deegaanka Sharaf Weyn Oo Ka Tirsan Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xafadii Dhagax Dhiga 3 Galaas ee Deegaankaas Laga Fulinayo Oo Xukumada Somaliland Ka Codsaday In Wax Lala Qabto…
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Qaar ka mid odayaasha iyo dadka Degan Deegaanka Sharaf Weyn Oo Ka Tirsan Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xafadii Dhagax Dhiga 3 Galaas ee Deegaankaas Laga Fulinayo Oo Xukumada Somaliland ...
Ergada ka Qeyb Galeysa Shirweynaha Qaran ee Dib u Habeynta Waxbarashada Dalka oo Muqdisho ku soo Qulqulaya“Sawirro”
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala socda maamulladda Galmudug,Puntland iyo kuwo kale oo ka yimid dalka dibadiisa ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho.
Ergadan ayaa waxa ay ka qeyb ...
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud Oo Soo Gebagebeeyay Xalay Booqashadiisii Britain
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen magaalada London ayaa xalay soo gebagebeeyey socdaalkiisii shaqo oo ay ku joogeen dalka ...
ururka Wadaniga ee AYODA IYO URURKA SAYS ayaa Xaflada Xuska Maalinta Caruuta Afrika ka dhigay Borama
June 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)ururka Dhalinyarad ee AYODA iyo ururka SAYS ayaa maalinta xuska caruurta afrika ka dhigay xarunta maaweelada ee magaalada Borama, xaflada oo ay ka soo qaybgaleen dad wayne faro badan ,waxaa ...
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
QAAR KAMIDA DUQYDA IYO SHUYUUKHDA ADAL
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

