Raysal Wasaare Hailemariam oo Faahfaahiyay Iskaashiga Somaliland Iyo Itoobiya….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalgne ayaa sheegay in dawladda Somaliland uu ka dhexeeyo iskaashi dhinaca nabadgelyada ah, isla markaana labada dal ay ka wada shaqaynayaan sidii ganacsiga labada dhinac ...
“Somalia Waxaan U Soo Jeedin Lahaa In Aanay Ku Riyoon Somaliland”
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee uu ...
Maanso: 18 May Mudnaan Badnaa’ Waxa Tiriyay Muumin Gadiid Cumar…….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Maansadan oo la curiyay 18 May 2013, waxa curiyay Md. Muumin Gadiid Cumar, waxana uu I tiriyay si ay qayb uga noqoto xuska balaadhan ee munaasabada 18 May ee 2013, ...
Ninkii Duubay Filimkii Xasuuqii Hargeysa Oo Waramay Dhacadii Xunuunka badnayd…….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Col. Axmed Xasan Huudle, oo ah ninkii duubay filimii ka marag muujinta u ahaa gabood faladii iyo dambiyadii taliskii Siyaad Barre kula kacay shacbiga Somaliland isla markaana dunida tusay tacadiyada ...
Dhacdo Taariikhi Ah: Hormuudka Baalashleyaasha!
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ...
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalkii Deel-qaafka ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya…..
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
“Somaliland caadifad kumay dhalan, ninkii yidhaahda caadifad bay ku dhalatayna waa nin xaqiiqada indhaha iska qabanaya”
Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan ...
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Meel-mariyay qodobbo ay soo jeediyeen guddiga Maaliyadda Baarlamaanku……
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Xildhibaanada baarlamaanku Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aql barlamaanka ee Muqdisho waxay ku ansixiyeen 15-qodob oo ay soo gudbiyeen guddiga maaliyadda baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo qayb ka ahaa in ...
QAADO SHARAF BALAADHAN OO LOO SAMAYEY UGAASKA BEELAHA DAGA GOBOLADA AWDAL,SALAL,GABILEY EE GADABUURSI OO BEESHA BAHAR AADAN U SAMAYSAY MARTI QAADANKAN.
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
QAADO SHARAF BALAADHAN OO LOO SAMAYEY UGAASKA BEELAHA DAGA GOBOLADA AWDAL,SALAL,GABILEY EE GADABUURSI OO BEESHA BAHAR AADAN U SAMAYSAY MARTI QAADANKAN.
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay inaanay Somaliland Xamar la’aanteed waxba noqon karin….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland wax kasta oo ay samayso iyo gooni-isu-taag kasta oo ay u durbaan-tunto ka maarmi karin ...
Shil baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Bariga Duleedka Magaalada Burco……
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Shil baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Ka Dhacay Bariga Duleedka Magaalada Burco, Halaas Oo Inta La Ogyahay Ilaa Imika La Xaqiijiyay Dhimashada Hal Qof Iyo Lix Dhaawac Ah.
Channel 4 News film Somali Justice wins award
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Jamal Osman's film about prisoners on death row in the troubled east African country wins the News category at the One World Media Awards.
Jamal (pictured, left, with cameraman Ahmed) found a ...
Daawo Suldaan Yuusuf Xiirey Oo Beeshiisa usoo jeediyey inanay Xukuumad ku Mucaaridin Mar uu Shalay Ka Hadlaayey Xaflad Lagu Qabtay Deegaanka Baba-bahal ee Degmada Sabowanaag….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Daawo Suldaan Yuusuf Xiirey Oo Beeshiisa usoo jeediyey inanay Xukuumad ku Mucaaridin Mar uu Shalay Ka Hadlaayey Xaflad Lagu Qabtay Deegaanka Baba-bahal ee Degmada Sabowanaag....
Taariikhda Waayaha Iyo Noloshii Aadan Ahmed Diiriye Oo Ka Mid Ah Lodkii U Horreeyey Ee 1950kii Galley Dugsigii Camuud. Qeybtii 4aad. …..
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
S. Goorma ayaad dhammeysay Jaamacadaas aad ka gashey magaalada Moscow?
J. Aniga oo wali ku jira waxbarashadii Jaamacada ayaa waxa fasax Xamar ku tagey Qaybe oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey ...
Magaalada Buuhoodle Oo Qaybo Ka Mid Ah Laga Xusay Maalinta Nadaafada Ay Asteeyeen Ee 18May Halka Meelo Kalena Laga Xusayay Sanadguurada 22aad Ee Qaranimada Somaliland+Hot Video Daawo
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Magaalada Buuhoodle Oo Qaybo Ka Mid Ah Laga Xusay Maalinta Nadaafada Ay Asteeyeen Ee 18May Halka Meelo Kalena Laga Xusayay Sanadguurada 22aad Ee Qaranimada Somaliland+Hot Video Daawo
SOURCE.BOORAMAONLINE
Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud Qaybaheeda Kala Duwan Oo Tartan Sports U Bilaabmay Iyo Ciyaar Furitaan Oo Dhex Martay Kuliyadaha “Dentistiga” Iyo “Labatoriga….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa galabta lagu bilaabay Garoonka Jimcaale kuubka Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacadda Camuud oo markii u horeysay ay si gaar ah u qabsadaan Lixda Kuliyadood ee ...
Weftigii ka socday Jabuuti oo hadhimo sharafeed loogu sameeyey deegaanka Arabsiyo…..
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Weftigii reer Jabuuti ee dalka u yimi ka qaybgalka xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18 May ayaa maanta casuumad loogu sameeyay beeraha Arabsiyo ee Gobolka Gabiley.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo ...
Madaxweynaha Somaliland oo hambalyeeyay Saxaafadda dalka…….
May 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa si mugleh u bogaadiyay dhammaan warbaahintii ka qayb qaadatay baahinta munasibadihii 18-May. Sidoo kale wuxuu Madaxweyne Axmed Silaanyo si gaara u hanbalyeeyay ...
“Wariye C/fataax Somalichannel Oo Loo Aqoonsaday Wariyahaha Kaalinta Koowaad Ka Galay Tabin Xuska Sanadguurada 22-aad Ee Qaranimada Somaliland Ee 18May Ee Gobolada Somaliland Gaarahaan Boorama.
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
“Wariye C/fataax Somalichannel Oo Loo Aqoonsaday Wariyahaha Kaalinta Koowaad Ka Galay Tabin Xuska Sanadguurada 22-aad Ee Qaranimada Somaliland Ee 18May Ee Gobolada Somaliland Gaarahaan Boorama.
SUBULAHANEWS DESK.
Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqday Jihaad Ka Dhan Ah Dowlada Federalka Soomaaliya……
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Maanta waxaan ku dhawaaqayaa in uu banaanyahay jihad ka dhan ah dowlada Xassan Sheekh. Waxaan u daliishanayaa isir kala sooca......
Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka Faroole ...
R/wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay”
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay.
Rowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibadda oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula ...
Xaflad lagu xusayay 18-ka May oo Xalay Lagu qabtay Madaxtooyadda……
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Xarunta Madaxtooyada Jsl habeenimadii xalay waxaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may oo ku aaddan sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland madaxbanaanideeda la ...
Seychelles cells: The Somali pirates ‘jailed in paradise’By Anthony Denselow Seychelles BBC
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
There are more than 1,000 convicted Somali pirates in prisons around the world. Some of them end up in a UN-funded jail on the tiny island nation of Seychelles.
The Indian ...
Xoogaga Xarakada Alshabab iyo Ciidamada Dowlada Fedralka oo ku dagaalamay Gedo
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Deegaano hoos yimaada magaalada Garbahaareey xarunta gobolka Gedo waxaa ku dagaalamay ciidamo ka tirsan kuwa taabacsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo xoogaga xarakada Alshabaab.
Dagaalkan oo dhacay shalay gelinkii dambe soconayayna sida ...
DAAWO VIDEO….Baaqa madaxweyne Jamhuuriyada F Somaliaya ee arimaha Kismayo iyo Somaliland
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay arimaha Maamul u sameynta Kismaayo iyo gobalada waqooyi ee dalkeena Soomaaliya
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Taageeray Talladii Qaran Ee Uu Guddoomiyaha UCID Ku Baaqay, Xukuumaddana Eedaymo U Jeediyay
May 19th, 2013 | NEWS | Comments Off
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa taageeray shirkii Qaran ee uu hore ugu baaqay Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, waxaanu ...
Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Daawo video ..Al Jazeera English ka diyaarisay Somaliland(Somaliland hopes for independence)
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia's regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf ...
Kaaf iyo kaladheeri: Dhalinyarada Reer Awdal, Oday-dhaqameedyada iyo Xuskii Maamul-beeleedka SNM
May 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Waxa nasiibdarro ah in oday-dhaqameedyada reer Awdal, gaar ahaan kuwa Borama ka arrimayaa ay noqdeen qaar aan weligood dhinaca maskaxda wax hore-u-mar ah ka samaynayn haddii xataa cimirigooda loogu daro ...
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

