SLNTV Oo Si Toos ah u baahinaya Munaasibaddaha Lagu xusayo 22-guurada Madax-banaanida Somaliland
May 17th, 2013 | NEWS | No Comment
-Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV) ayaa si toos ah (Live) dadweynaha Somaliland gudo iyo dibadba ugu baahin doona munaasibadda dabaal-dega 22 guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland ...
Maayarka Caasimadda Oo Baaq u jeediyay dadweynaha Burco….
May 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargaysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Soltelco) ayaa kalmad waano ah u diray shacabka rer Burco iyo maamulkoodaba.
sidaana wuxuu Maayarku ku sheegay maruu Waraysi gaara ay la ...
Shil Baabuur Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Kana Dhacay Jidka Laba-Dhagedka Ee Deg. Lughaya
May 17th, 2013 | NEWS | No Comment
-Alle ha u naxariisteehaweenay reer Djibouti ah oo uu magaceedu yahay Aamina Maxamed Cabdi ayaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay jidka loo yaqaan Laba-dhegedka ee degmada Lughaya, shilkan ...
Taliyaha Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Telefoono Dadweynuhu kala soo xidhiidhi karaan….
May 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto- Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa dadweynaha Somaliland u soo jeediyay inay ilaaliyaan nabad-gelyadda dalka maalinta Sabtida ee loo dabaal degayo sanad-guurada 22-aad ee ka soo ...
2 Minnesota Women Sentenced in Somali Terror Case- AP By AMY FORLITI Associated Press
May 17th, 2013 | NEWS | No Comment
Two Minnesota women convicted of conspiring to send money to al-Shabab in Somalia were given prison sentences in federal court Thursday, ending a week of punishments tied to long-running investigations ...
Kadis Aqooneed Ka Socday Dugsiga H/Dhexe Cumar Binu Khadaab Oo Ku Yaala Magaalada Boorama Oo La Soo Gabogabeeyay….
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Munaasabad balaadhan oo lagu soo afmeerayay aqoon iswaydaarsi ka socday Dugsiga Hoose /Dhexe Ee Cumar Binu-Khadaab ayaa maanta lagu qabtay hoolka wayn ee Dugsigaas,waxaana ka soo qayb galay maamulka, Macallimiinta ...
Taariikhda Waayaha Iyo Noloshii Aadan Ahmed Diiriye Oo Ka Mid Ah Lodkii U Horreeyey Ee 1950kii Galley Dugsigii Camuud. Qeybta 3aad…..
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
S. Aadan haddii aan dib ugu yar noqono wareysigeena iyo wakhtigii aad ku jirtey waxbarashada dugsigii Camuud waxa aad tilmaamtey in ardaydii aad isku Lodka ahaydeen ee sannadkii 1950kii wadda ...
Chelsea Oo Rikoodh Cusub Ka Dhigtay Yurub Una Dabaal Degtay Xalay Koobkeedii Labaad Ee Yurub Ah Labo Sanno Gudaheed.
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Kooxda Chelsea ayaa xalayto taariikh ku dhigtay Amsterdam iyagoo noqday kooxdii ugu horeysay ee xilli ciyaareed ay soo qaaday Champions League xilli ciyaareedkii xigay qaada koobka labaad ee Europa League ...
Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay danjiraha Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya….
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Amasadoor kim Chan woo oo ah safiirka cusub ee dalka Koofurta Kuuriya u fadhin Doona Soomaaliya ka gudoomay waraaqaha danjiranimo kadib markii ...
“Halkan Ka Daawo Fanaanka Gobalka Awdal Liibaan Xasan Cabdilaahi “Denmark “Oo Xuska Munaasabada 18 May Ee Sannadkan Usoo Qaaday Hees Loogu Magac-Daray” Gob Weeyaan Somaliland”.
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
“Halkan Ka Daawo Fanaanka Gobalka Awdal Liibaan Xasan Cabdilaahi “Denmark “Oo Xuska Munaasabada 18 May Ee Sannadkan Usoo Qaaday Hees Loogu Magac-Daray Gob Weeyaan Somaliland.”
DIYAARINTII.MAHAMED SHARBI
HABAYNTII IYO ISKU DABARIDKII.C/FAATAX AHMED
War-Deg-Dega:::Sheekh Xasan Daahir Aways Oo Ka Mid Ah Saraakiisha Sarsare Ee Kooxda Xagjirka Ah Ee Alshabaab Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhex Aloosan Xarakada Al-Shabab…..
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Warsaxaafadeed kasoo baxay Sheekh Xasan Daahir Aweyds oo kamid ah Saraakiisha Sar sare ee Al-Shabaab , waxa uuna Warsaxaafadeedkan kaga hadlayaa dhinacyo dhoor oo ugu muhiimsan Qilaafka Al-Shabaab ka dhax ...
Wararkii U Danbeeyay Ee Naga Soo Gadha Magalada Kismaayo….
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in gudaha magaalada ay ka socoto xafaladi caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Col. Bare Aden Shire “Bare Hiiraale”.
Xaflada caleema saarka ...
Dawladda Federaalka Somaliya Oo Ka Hor Timid Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland…
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay doorashada ka dhacdey magaalada Kismaayo ee lagu doortay madaxweynaha Jubaland Axmed maxamed Islaan, waxaana uu ku tilmaamey in ...
Akhriso 8-Qodob Oo Sabab U Ah In Dowladda Somalia Ay Ka Gaabiso Arrimaha Ka Taagan Magaalada Kismaayo…..
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Xukuumadda Somalia ayaa waxa ay Tabaneysaa in Axmed Madoobe iyo Odayaasha Kismaayo ee taabacsan Axmed Madoobe ay ku kaceen Qodobo oo hoos u dhigeysa Sumcadda Dowladda Somalia.
Haddaba ka gaabinta Dowladda ...
Obama Oo Casilay Madaxii Hay’ada Canshuuraha….
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Maraykanka ayaa casilay madaxii hay’ada canshuuraha ee dalkaasi Maraykanka IRS, kadib fadeexad lasoo gudboonaatay hay’adaasi oo la sheegay inay ku kacday falal ka baxsan sharciga Hay’ada IRS ayaa lagu ...
Gudoomiyaha Baarlamankaa Somalilaand Ahna Gudomiyaha Xisbiga Wadani Oo Manta Dalka Dib Ugu Soo Labtay….
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay Kana Warbixiyay Safaradii Kala Danbeeyay Ee U Sameeyay,
Badhasaabka G.Awdal Cabdoo Axmed Aayir Iyo Saladiinta Dhaqanka Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah Uu Qabtay Shir Jaraa’id Oo Ay Kaga Hadlayeen In Si Weyn Loogu Diyaar Galoowo Xuska 18 May.(Hot Video)
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Badhasaabka G.Awdal Cabdoo Axmed Aayir Iyo Saladiinta Dhaqanka Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah Uu Qabtay Shir Jaraa'id Oo Ay Kaga Hadlayeen In Si Weyn Loogu Diyaar Galoowo Xuska 18 ...
Daawo Vidoe: Madaxwayne Siilanyo Oo Aan Wadan Wax Ilaalo Ah Oo Lagu Arkay Suuqyada Hargaysa….
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Madaxweynaha Somaliland Silaanyo oo aan Si Gabasho Lahayn oo Bila Ilaala ah uu Dhex Mushaaxaya Suuqa Magaalada Hargeisa Kana Adeeganaya Dukaamada Qaarkood isga oo ay weheliyaan marwo amina waris iyo ...
Shaqaalaha Madbacadda Oo Lagu Carbiyay Gaardiska Xuska 22-guuradda Somaliland…
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Guud ahaanba dalkan Somaliland ayaa waxa maalmihii u danbeeyay laga dareemayay u diyaar garawgii ugu dambeeyay ee loogu jiro xuska 22-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland dib ula soo ...
Ciidanka Booliska Somaliland Oo la Galay Heegankii u sareeyay Iyo Taliye Fadal Oo ka hadlay…
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo guuto C/laahi Fadal Iimaan ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka booliska Somaliland ay u diyaar garoobeen xuska 18-ka May, waxana uu tilmaamay in ay heegan ...
Xukuumadda Somaliland oo Qoraal Garnaqsi iyo Ashkato ah u Dirtey Xoghayaha guud ee QM
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Xukuumadda Somaliland ayaa u dirtay qoraal garnaqsi ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-Moon. Waxaaney ay ku caddeynaysay qoraalka badheedhaheeda shirarka caalamiga , marxaladihii Somaliland soo martey iyo ...
Shir jaraa’id oo uu qabtay Suldaanka dhalinyarada somaliland Sul. C/raxman Axmed Sh. Mux’ed ayaa waxa uu kaga hadlay Xuska 18 ka may
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Shir jaraa'id oo uu qabtay Suldaanka dhalinyarada somaliland Sul. C/raxman Axmed Sh. Mux'ed ayaa waxa uu kaga hadlay Xuska 18 ka may.....
BY.WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
Documentary. Dr Cumar Cusman Rabi taariikh nololeedkii by Mah’ed Hamud
May 16th, 2013 | NEWS | No Comment
Documentary uu diyaariyay mahamad hamud Ayeh oo ku saabsan taariikhnololeedkii Dr. Cumar Cusman Rabi oo Cilmiga Philosophy ga ku qaatay Darajada Dr raaga ah waxa uuna documentary gu cadaynayaa saadaalino ...
WAR DEG-DEG AH: Axmed Madoobe oo loo doortay madaxweynaha maamulka Jubbaland……
May 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Axmad Maxamed Islaam (Axmad Madoobe) ayaa goor dhow loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamulka Jubbaland.
Axmed Madoobe ayaa waxaa doortay Ergooyin ku sugan Jaamacadda Magaalada Kismaayo xilli maalmihii dambe khilaaf iyo ...
Duqa Degmada Garbo-Dadar Ee G/Salel Oo Baaq U Diray Qurba Joogta Degmadaasi…..
May 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Duqa Degmada Garbo-Dadar Ee G/Salel Oo Baaq U Diray Qurba Joogta Degmadaasi.....
BY.WARIYE C/FAATAX AHMED
Duqa Degmada Lughaya Ee G/Awdal Oo Ka Waramay Horumarka Degmadaasi Ka Socda.
May 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Duqa Degmada Lughaya Ee G/Awdal Oo Ka Waramay Horumarka Degmadaasi Ka Socda.
WARIYE C/FAATAX AHMED
Xubno Kamida Xisbiga Ucid Ayaa Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadaladii Dhawaan ka Soo Yeedhay Wasiiro Xukumada Ka Mida….
May 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Xubno kamida Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ayaa maanta shir Jaraid oo Ay ku Qabteen Hotel Bar-Guuled kaga Jawaabay HAdaladii Dhawaan Ka Soo yedhay Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada Somaliland iyaga Oo ...
Maxkamad Ku Taala Dalka Maraykanka Oo Dhalinyaro Somaliya Ku Riday Xukun Ka Dib Markii Lagu Helay Danbi Ah Inay Xidhiidh La Lahayeen Kooxda Al Shabab….
May 15th, 2013 | NEWS | No Comment
Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minneapolis,ayaa xukun dheer oo gaadhaya 20-sano ku kala riday Labo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay la soo shaqeeyeen Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.
Mahamud Said ...
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
DUQAYDA IYO WAXGARADKII AWDAL,SALAL,GABILAY IYO HAROWO
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Madaxdii Somaliland 1991-2011
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

