Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Hashim Sh.Cumar Good Oo Cambareeyey Xadhigii Xalay Loo Gaystay Rayo Tv.(Video)
Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Hashim Sh.Cumar Good Oo Cambareeyey Xadhigii Xalay Loo Gaystay Rayo Tv.(Video)
BY:WARIYE MAHAMED SHARBI
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND.
Waaxda Warfaafinta ee Urur Siyaasadeedka Xaqsoor ayaa War murtiyeed ka soo saaray xubno sheegay inay ku biireen xisbiga Kulmiye…
February 21st, 2013 | NEWS | 4 Comments
waaxda warfaafinta ee urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa war murtiyeed ka soo saaray xubno sheegay inay ku biireen xisbiga Kulmiye.
War murtiyeedkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska shabakada wararka ...
Haweenka Ku Nool Wadanka Canada Gaar Ahaan Magaalada Toronto ee Ka soo Jeeda Gobolada Awdal Iyo Salal Ayaa Deeq Lacag Dhan 1360 Soo Gaadhsiyey Dadkii Dhibatadu Ka soo Gaadhay Qadiyadii Saylac.(Video)
Haweenka Ku Nool Wadanka Canada Gaar Toronto ee Ka soo Jeeda Gobolada Awdal Iyo Salal Ayaa Deeq Lacag Dhan 1360 Soo Qaadhsiyey Dadkii Dhibatadu Ka soo Gaadhay Qadiyadii Saylac.(Video)
BY:WARIYE MAHAMED ...
Wararkii Ugu Danbeeyay Banaanbaxyadii Xalay Magaalada Boorama Gilgilay Iyo Guriga Kusimaha Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Xalay La Beegsaday…..
February 21st, 2013 | NEWS | No Comment
Ka dib banaanbixii nabdoonaa ee xalay ay dhigeen dhalinyarada Magaalada Boorama kaas oo ay kaga soo horjeedeen ka dib markii ciidanka booliska Gobolku uu albaabada u laabay tvgii maxaliga ahaa ...
War Saxaafadeed:Musharaxa Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye…………
Sida la ogyahay waxaan ka tirsanaa aasaasayaashii, xubin firfircon ka soo ahaa Xisbiga Kulmiye illaa shirweynihii koowaad ee Xisbiga sannadkii 2002dii. Sida xaqiiqda ah iyadoo aan faan iga ahayn balse ...
“Saxaafaddeenu xoriyad madax banaan ayay haysataaye’. waa inay wixii dalkooda dhisaya ee qiimo u yeelaya ay baahiyaan,” Madaxweweyne Axmed Siilaanyo….
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay ka qeyb galay Munaasibad Bilado lagu gudoon siinayay muwaadiniintii Somaliland wax taray mudadii ay jirtay kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 100 qof ...
Cabdilaahi Cirro Iyo Xuseen Kiiniyaati La Siiyay Abaal-marinta Amaanka Somaliland….
February 21st, 2013 | NEWS | No Comment
Barnaamijka QIIMEE QOFKAAGA SI AAD QIIMO U YEELATO, oo ah barnaamij muddo sanad ku dhow socday isla-markaana shacabka lagu waydiiyay su’aalo la xidhiidha qofka u arkaan inuu ka soo baxay ...
Halkan Ka Daawo Mudaharaadkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Borama Taasi Oo Laga Soo Horjeeday Televisionka Rayo Markii Albaabada Loo Laabay.(Hot Video).No Comment…………..
February 21st, 2013 | NEWS | No Comment
Halkan Ka Daawo Mudaharaadkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Borama Taasi Oo Laga Soo Horjeeday Televisionka Rayo Markii Albaabada Loo Laabay.(Hot Video).
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND.
Mudahraadkii ka Bilawday Albaaba u laabida RAYO tv ayaa ku faafay dhamaan xaafadaha magaalada Borama
February 20th, 2013 | NEWS | 4 Comments
Borama(Subulahanews)Mudaharaad Balaadhan ayaa ka socda magaalada Borama ,mudaharaadkan ayaa ka bilawday xidhitaan aan geed loogu soo gabana oo lagu cabudhinaayo saxaafada Gobolka,dhalinayarta mudaharaadaysa ayaa waxay gubayaan taayiro, waxay weerar ku ...
TV RAYO , ee Borama oo Albaabad loo laabay iyo Mudaharaad ka bilawday Arintan oo socda haatan
Borama(Subulahanews)TV wadaniga ee RAYO TV EE ayaa maqribkii caaawa ciidamo amar ka soo qaatay taliyaha Boliska ee Gobolku albaabad u laabeen, arinta oo la sheegay in ay dabo socota ,shir ...
Muqdisho: Maxkamdeynta wariyaha oo dib loo dhigay….
Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwadda weriye Cabdicasiis Cabdinuur Koronto iyo haweeney sheegtay inay kufsadeen askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya.
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa February 5 ...
Xuska Malintii Dhagax tuurka Ee Ardeyda Ufo Oo Saaka La Qabtay iyo Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Ka Qayb Galay…
February 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Xuska Malinta dhagax-tuurkii Ardaydii uruurka Ufo Ayaa Saaka Laga Xusay Magaalada Hargaisa Xuskaasi oo Ay ka So Qaybgaleen Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha mud. Cali siciid raygal iyo wasiirada wasaarda waxbarashada ...
Badhasaabka Cusub Ee Sool Oo Shir La Yeeshay Laamaha Dawlada Gobolka….
Lascanood(SBN)Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan, ayaa manta kulan xogwareysi ah xafiiskiisa kula yeeshay hay’adaha kala duwan ee maamulka Gobolka.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahayeen isu duwayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha ...
Madaxweynaha Oo Ka Qeyb galay Barnaamij abaal marino lagu gudoon siinayay 100 muwaadin.
February 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Hargaysa(SBN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qeyb galay Munaasibad Bilado lagu gudoon siinayay muwaadiniintii Somaliland wax taray mudadii ay jirtay kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 100 qof ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSl Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo wefti ay hoggaaminaysay oo ka tirsan xukuumadda JSL iyo qaybaha bulshada.
February 20th, 2013 | NEWS | No Comment
Weftigan oo wasiirka Waxbarashada ay ku weheliyeen Wasiirka Madaxtooyada JSl Mudane Xirsi X. Cali Xasan, Suldaan Siciid Maxamuud Maxamed, iyo dadweyne ayaa waxa ku soo dhaweeyay xarunta guddoomiyaha gobolka Saaxil ...
Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud Oo Xilka Qaadis Ku Samaynaya Ra,Iisul-Wasaare Saacid Jagada Ra,Iisul-Wasaarahana U Magacaabaya Ruux Kasoo Jeeda Somaliland…
Madaxweynaha Dowlada Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Ra,Iisul Wasaare Saacid Ayaa Waxaa Soo Kala Dhex Galay Khilaafkii Ugu Xooganaa Kadib Markii Madaxweyne Xasan Sheekh Uu Ra,Iisul-Wasaare Saacid Ka Dalbaday In ...
Hargeysa oo xalay qof qof iyo Gaadh-gaadhi loo baadhayay iyo Xafiisyada dawlada oo amaankooda la adkeeyay……
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Dadka Gaadiidka wata oo ay Bilaysku gacantooda ku baadhayeen iyo saxmadii ka dhalatay oo dareenka Bulshada kicisay
Hargeysa(Waaheen)-Magaalada Hargeysa ayaa Habeenkii xalay amaankeeda aad loo adkeeyay, waxaana Gaadiidka suuqyada maraya loo ...
Ururka Jaamacada Carabta Oo Taageeray Dedaalka Lagu Doonayo In Cunoqabatayta Hubka Laga Qaado Somaliya…..
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Qaahira(SBN)Ururka Jaamacada Carabta ayaa taageeray dedaalka ay Xukuumadda Somaliya iyo masuuuliyiinta qaramada midoobay ku doonayaan in ay golaha ammaanka qaramada midoobay kaga qaadaan cunoqabataynta hubka ee saaran Somaliya.
Wararka ayaa sheegay ...
Madaxweynaha Soomaliya Oo Muqdisho Ku Qaabiley Xildhibaanka Kaliya Ee Muslimka Ah E Ku Jir Baarlamaanka Mareykanka….
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheikh Maxamuud Ayaa Maanta Madaarka Magaalada Muqdisho Ee Aadan Cade Aiport Ku Qaabiley Xildhibaan Keith Elison Oo Ah Mudanaha Kaliya Ee Muslinka Ah Ee Kujir Senate-Ka Mareykanka.
Madaxweyne ...
Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley Ee Dalka Switzerland Oo Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyay Dadkii Wax Ku Noqday Banaanbaxyadii Ka Dhacay Lughaya Iyo Boorama+SAWIRO
February 19th, 2013 | NEWS | 2 Comments
Borama(SBN)Qaar ka mid dhalinyarada qurba jooga ka soo jeeda Gobolada Awdal/Selel iiyo Gabiley ee Dalka Switzerland ayaa maanta deeq lacaga soo gaadhsiiyay dadkii ku dhintay kuna dhaawacmay banaanbaxyadii ka dhacay ...
Maxaa udhaxeeya siyaasad iyo qabiil???
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Siyaasad iyo qabiil markaan dooneyno waxa udhaxeeya waxa lagamamaarmaan ah inaan fahano macnaha siyaasad waxa ey tahay isla markaa waxa aan si dhib yar uheli karnaa farqiga udhaxeeya siyaasad iyo ...
Wasiirka Beeraha Iyo Deeq bixiyayaal Caalami Ah Oo Soo Booqday Hawsha Ka Socota Jidka Xeego Ilaa Boorama.
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Borama(SBN)Wasiirka Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Mud. Faarax Cilmi Geedoole oo ay weheliyaan deeq bixiyayaal caalamiya oo ka socday Midawga Yurub iyo hayada FAO ayaa soo booqday halka ay marayso hawsha jidka ...
Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maanta Kormeerku Soo Marey Mashaariic Ay Dawlada Hoose Ka Fulineyso Deegaanada Waqooyiga Magaalada Gabiley…..
February 19th, 2013 | NEWS | 133 Comments
Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley C/Raxmaan Nuur Abokor Ayaa Maanta Kormeerku Sooo Marey Tuulooyin Ku Yaal Waqooyiga Magaalada Gabiley,Halkaasi Oo Ay Dawlada Hoose Ka Fulineyso Mashaariic Horumarineed.
Waxaanu Kormeerku ...
Fanaanka Wayn Ee Fu’aad Cumar Oo Booqasho Ku Yimid Boorama…
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Waxa magaalada Boorama ku sugan oo soo booqay markii ugu horaysay Fanaanka Wayn ee reer Somaliland Fu’aad Cumar oo ay dad badan oo reer Boorama ah si wayn u jecel ...
Wasiirka Ganacsiga Oo Dusha U Ritay Soo Iibinta Mishiinka Lagu Koriyo Carruurta 7-da Bilood Ku Dhasha Oo Cisbitaalka Edna Ka Jabay….
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Hargaysa(SBN)Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa balan-qaaday inuu bixinayo $ 4000 oo Marwo Edna Aaden Ismaaciil Sheegtay inay ku soo iibinayso qalabka lagu koriyo carruurta ku dhasha 7-da ...
“Kulmiye Sidii Udub Ayuu Baaba’bayaa, Maxay Muuse Biixi Xilka Xisbiga Ugu Dooranayeen Haday Kaga Daba Imanayaan”Xaaji Cabdi waraabe…..
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Gudoomiyaha guddiga joogtada golaha guurtida Somaliland Xaaji Cabdi-Kariim Xuseen (Cabdi Waraabe ayaa sheegay in khilaafka xisbiga Kulmiye ka dhex taagan ee musharaxnimada hogaanka xisbigaasi in Kulmiye ku burburi doono sidii ...
Agaasimaha Xafiiska Xidhiidhka dadweynaha ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Cismaan Cabdi Ismaaciil (Ina Awr Liqe) oo ku dhawaaqay saaka in uu xilkii uu dawladda u hayay iska calisaya….
February 19th, 2013 | NEWS | No Comment
Agaasimaha Xafiiska Xidhiidhka dadweynaha ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Cismaan Cabdi Ismaaciil ayaa ku dhawaaqay saaka in uu xilkii uu dawladda u hayay iska calisaya.
Waxa uu saaka sidaasi ku shaaciyay shir ...
Dagaal Gacan Gacana Oo Ka Bilaamay Magaalada Saylac Iyo Ciidamada Bilayska Magaaladaasi Oo Dirqi Ku Kala Dhexgalay…..
February 19th, 2013 | NEWS | 17 Comments
Sida ay noogu soo waramayaan dad xog-ogaal ah oo goob joogayaal ahi ayaa waxaa ka dhacay gudaha magaalada Zaylac dagaal gacan gacana oo aan sobabin khasaare aad u buuran balse laga cabsi qabo ...
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
DUQAYDA IYO WAXGARADKII AWDAL,SALAL,GABILAY IYO HAROWO
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Madaxdii Somaliland 1991-2011
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

