Dood Dowladda Jabuuti iyo Faragelinta Soomaaliya Ay ku Hayso
October 26th, 2012 | NEWS | No Comment
Dood iyo Aragtida Shacabka Dowladda Jabuuti iyo Faragelinta ay Soomaaliya ku hayso
Madaxwaynaha Maamulka Awdal State oo Warsi Bixiyey isagoo Muqdisho ku Sugan Munaasabada Ciidul Odxa
October 26th, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)
HOOS KA DHAGAYSO
wmawdalstatciida
Piracy takes a dive in Somalia
October 26th, 2012 | NEWS | 64 Comments
Somali piracy has fallen to a three-year low because of co-ordinated action by international navies and the enlistment of armed security guards.
This is according to the International Maritime Bureau said.
From ...
16th Somali journalist killed this year
October 26th, 2012 | NEWS | No Comment
Television journalist Ahmed Saakin Farah Ilyas was shot dead on Tuesday (23 October) and became the 16th journalist to be killed in Somalia this year.
Farah, 25, worked for the privately-owned ...
Wasiiradda Maaliyadda Iyo Kaluumaysiga oo Maanta Shirka Golaha wasiiradda Hor-geynaya Duruufihii ay ku soo arkeen Gobollada Bariga iyo Xeebta.
“Waxaanu soo aragnay Badda iyo Buuro Khayraad badan leh oo u Baahan in wax laga qabsado oo Dad yari ay degan yihiin”Samaale
“Waxaanu soo aragnay Deegaamo God’oon ku jira oo ...
Komishanka Dorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay in Ololaha Doorashada Golaha Deeganku Bilaabmayso 29 October.
Hargaysa(Subulahanews)Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxmed Axmed Xirsi Geelle ayaa ku Dhawaaqay Wakhtiga ay Bilaabmayso Ololaha Doorashooyinka Golayaasha Deeganka, isaga oo sheegay in 29 Bisha October ay Guud ahaa Dalka ka ...
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lamaanaaa Qormadii: 13aad
October 25th, 2012 | NEWS | No Comment
27/8/2012ka:
Maalinnimadii:
v Waxaan subaxdii hore ku kallahay Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta. Waqti ku beegnaa ilaa 7.30kii saacadood ee subaxnimo ayaanu bartaa ku kulannay Wasiirkii Wasaaraddaas, Sheekh Khaliil. Bariido ka dib waxaan ...
Geel Ka Dhex Garaabaysta Suuqyada Jaadka Iyo Dadka Ka Ganacsada Jaadka Oo Khaatiyaan Kala Jooga.
Borama(Subulahanews)Ciid Wanaagsan:Maamulka Guud Ee Shirkadaha Dahabshiil Group Waxa Umadda Muslimka Iyo Soomaalidaba Leedahay Ciid Wanaagsan….
SUBULAHANEWS.COM
Malaayiin Xujay Ah Oo Maanta Dul Taagan Buurta Carafaat.
October 25th, 2012 | NEWS | 4 Comments
Maaliyiin Xujaaj ah oo kala yimid dunida ayaa sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka, iyada oo sanadba sanadka ka dambaysa muslimiinta gudanaysa waajibaadka Xajku ay soo badanayaan.
Maanta oo ay bisha Dulxija tahay ...
2012: Sanadkii Dhimashada Suxufiyiinta Soomaalida Iyo Magacda AHUN 16 Suxufi Oo La Dilay
October 25th, 2012 | NEWS | No Comment
Sannadkan ayaa wuxuu noqonayaa sannadkii ugu khatarta badnaa ee soo mara suxufiyiinta Soomaaliya, iyadoo la dilay tan billowgii sannadkan 16 wariye; kuwaasoo badankood lagu dilay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Wariyihii ...
Guddida Siyaasada Arimaha Dibada ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiiinta Dalada Jilayaasha Aan Dawliga ahayn ee SONSAF.
Hargaysa(Subulahanews) Guddida siyaasada arimaha Dibada ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta Kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Ururka Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SONSAF.
Kulankan ayaa wax uu ka dhacay ...
Ururwaynaha Samafalka TAWFIIQ Oo Noqday Ururkii Ugu Horeeyay Ee Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyay Qoyskii Uu Dhawaan Ka Gubtay Gurigii Ku Yaalay Xaafad Ku Taala Magaalada Boorama.
BORAMA(SUBULAHANEWS)Ururwaynaha Samafalka TAWFIIQ Oo Noqday Ururkii Ugu Horeeyay Ee Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyay Qoyskii Uu Dhawaan Ka Gubtay Gurigii Ku Yaalay Xaafad Ku Taala Magaalada Boorama.
Diyaarintii Iyo Iskudubaridkii
XAFIISKA WARARKA SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
Maayarka Cusub Ee Degmada Quljeed Oo Markii Ugu Horaysay La Shiray Horjoogayaasha Tuulooyinka Degmadaas Hoosyimaada.
Quljeed(Subulahanews)Tan iyo intii loo magacaabay meeyartinimada magaalada Quljeed maayarka cusubee hada talada haya ayaa waxaa uu maanta kulan balaadhan la yeeshay madaxda Tuulooyinka(Head Villages) ay ka kooban tahay degmadaasi, waxaana ...
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Qaqabtay 35 Qof Oo Ah Raga Dadka Tahriibiya Ee Loo Yaqaan Aboolayaasha.
Lawyacado(Subulahanews)Hawlgalkan ka dhacay magaalda Lawyacado ayay Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaanka Bariisle ee Degmada Saylac shalay subaxnimadii ku soo qaqabteen 35 nin oo lagu haysto inay yihiin raga ...
Xisbiga Ucid oo Dib u dhigay Shirkii golaha dhexe kal-fadhiga 5aad, Munaasibada Ciida Awadeed.
Hargaysa(Subulahanews)Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee ucid ayaa maanta soo saaray Warsaxafadeed Waxaanu warsaxafadeedku u dhignaa sida tan. warsaxaafadeedkan idinku cadaynaynaa go,aankii ku taariikhaysnaa 22/09/2012 isla Markaana sumadiisuna ahayd Ref/UCID/825/2012 ee ...
Mishiinkii Laydhka u shidayay magaaladda Berbera oo dab qabsaday khasaare balaadhanina soo gaadhay.
Berbera(Subulahanews)Mishiinkii Laydhka ee magaaladda Berbera ayuu dab ka kacay saaka waxaanay magaaladda Berbera oo xiligan ku jirta xagaa saaka ku waaberiisatay Laydh la’aan.
Dadweynaha Magaaladda Berbera ayaa la tacaalaya sidii ay ...
Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii: Laba Isku Lamaanaaa Qormadii: 12-aad. Qalinkii Muj. Boobe Yuusuf Ducaale.
Sidii ayaan idaacaddii Star FM kaga saarnay Radio Hargeysa. Araajida lagu dalbanayo Idaacado cusub oo ay dadku furtaanna waa ilaa dhowr iyo toban codsi
Qormadii: 12aad
Jaalliyadda reer Somaliland ee Juba ku ...
Saylada Xoolaha Oo Noqotay Meesha Ugu Mashquulka Badan Magaalda Magaalada Borama+VIDEO
Borama(Subulahanews)Gegeda ama saylada xoolaha ee magaalda Boorama waa meesha ugu camiran magaalda, halkaasi oo ay ku kulmeen dad aad u tiro badan oo isugu jira kuwo xoolo iib keenay iyo ...
Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barata Jaamacaddaha Dalkaasi Malaysiya Oo Doortay Gudoomiye Cusub.
Malaysia(Subulahanews)Jaaliyadda Somaliland ee dalka Malaysia ayaa kulan ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen Hoolka Jaamacadda International Islamic University Malaysia ku doortay guddoomiye cusub oo jaaliyadda hagi doona . Doorashadan oo ay ...
Yaa ku guulaystay dooddii xalay ee maraykanka?
October 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Iyadoo ay doorashada wadanka maraykanka ay ka hadhay muddo aad u kooban ayaa waxaa xalay lagu qabtay gobolka Florida ee dalkaasi dooddii ugu danbaysay saddex doodood oo xillagan oo kale ...
Soo Guryo noqoshadii Madaxweynaha oo Saxmad gelisay Jidka shacabka »
October 23rd, 2012 | NEWS | 3 Comments
Hargaysa(Subulahanews)Ciidamadda Asluubta iyo Taraafikadda ayaa shalay hakadkii ugu muddada dheeraa galiyay jidka Hal-bawlaha ah ee mara Hotelka Imperial iyo Madaxtooyadda Dabadiisa kadib markii ay xidheen isagoon Madaxweynuhuba soo dhaweyn.
Wakhtiga Madaxweynuhu ...
Golaha Wakiilada Oo Duuduub Ku Ansixiyey Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Lagu Sameeyey Xeerka Mihnadlayaasha Caafimaadka, Fasax 45 Maalmood Ah-na Galay.
Hargaysa(Subulahanews)mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta waxay ku ansixiyeen xeerka mihnad layaasha caafimaadka.
Fadhiga maanta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi md.Baashe ...
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Warbixin Siiyey Guddida Siyaasada Arimaha Dibada Iyo Xidhiidhka Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Golaha Guurtida.
October 23rd, 2012 | NEWS | 2 Comments
Hargaysa(Subulahanews)Guddida siyaasada arimaha dibada iyo xidhiidhka iskaashiga caalamiga ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay wasiirka qorshaynta qaranka Dr.Sacad Cali Shire.
Kulankan oo ka ...
Murashaxa Jagada Madexweynaha ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Soo Gaadhaya Gabiley iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo Kuwajhan Xoojinta Ololaha Murashaxiintiisa Gobolka Gabiley .
Gabilay(Subulahanews)Murashaxa Jagada Madexweynaha Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa, lagu wadaa maanta soo Gaadho Magaala Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley halkaas oo uu usoo gaadhayo sida la sheegay dardar ...
Feysal Cali waraabe oo Xukuumadda ka dalbaday Saami qaybsigii Boorame inay Beelaha ku siiso kuraasta.
Hargaysa(Subulahanews)Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) iyo sida uu u arko xilka loo magacaabay Wasiirkii hore u ...
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lamaanaaa Qormadii:Qormadii: 11aad.
October 23rd, 2012 | NEWS | No Comment
Hal ducasho iyo dihasho ku yimid oo aan halacsaday shalay, ma yar haadiyaa? Bal ka warrama xukuumadda hadalka u hollatay ee Sayid-gaab ka hillaac is-tidhi, Haatufna ka hoor, hungo qaawan ...
KU SOO DHAWAADA BARNAAMIJ GAAR AH OO KU SAHABSAN WARAABAHA IYO SIDA WAX UU CUNO.(DAAWO WACAN)
October 22nd, 2012 | NEWS | No Comment
BORAMA(SUBULAHANEWS)KU SOO DHAWAADA BARNAAMIJ KU SAHABSAN WARAABAHA.(DAAWO WACAN)
BY:WARIYE SHARBI YARE
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
Wasiirka Cusub Ee Dib U Dejinta Saleebaan Xaglatoosiyo Oo Xilkii kala wareegay Wasiirkii hore.
October 22nd, 2012 | NEWS | No Comment
Hargaysa(Subulahanews) Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) ayaa maanta xilkii kula wareegay madal ay fadhiyeen masuuliyiin tiro badan oo si baaladhan loo soo agaasimay.
Xafladan xil ...
|
Halkan ka hubi darjada webkaaga RANK: |
|
This page rank checking tool is powered by Page Rank Checker service |
Ku Xayeysiis Ganacsigaaga Halkan
DUQAYDA IYO WAXGARADKII AWDAL,SALAL,GABILAY IYO HAROWO
Halkan ka daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Sahabsan Xadaradii Adal Empire.
Madaxdii Somaliland 1991-2011
Blue Sky Digital Borama
Golaha Dhaqanka Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Duur.
Ciyaarta Wilwilaha ee Gobolada Awdal, Salal iyo Gabelay.
Daawo Video: Sidii Ay U Dhacday Dhaarintii Iyo Doorashadii Maayarka & Xigeenka Ee Degmada Saylac Iyo Ciyaarta Sayliciga Oo Lagu Furay Laguna Xidhay.
Boorama Waa Balad kalgacal
CIYAARTA SAYLICIGA PART THREE
Ciyaarta Sayliciga Part Two
Ciyaarta Sayliciga part one
XAFLADA SANAD GUURADA 2AAD EE AWADAL STATE LONDON
Follow us on facebook

